Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda ICRC: Waa dambi dagaal waxa ka dhax socdo Armenia iyo  Azerbaijan

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Hay’adda ICRC: Waa dambi dagaal waxa ka dhax socdo Armenia iyo  Azerbaijan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda ICRC ayaa canbaareysay waxa ayna ku tilmaantay danbiyo dagaal oo ay geysanayaan ciidamada Armenia iyo kuwa Azerbeidzjan ee dagaalka u ka dhex socdo.

ICRC waxay sheegtay in dhinacyada isku haya ay si aan kala sooc lahayn u duqeynayaan magaalooyinka ay rayidku degan yihiin.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Hubka qarxa iyo madaafiic culus ayaa lagu garaacay magaalooyinka ay dadku aadka u daganyihiin taas oo geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac daran ayaa lagu yiri qoraalka ICRC.

Sidoo kale ICRC waxay sheegtay in duqeyntu burburisay goobo muhiim ah sida iskuulo,isbitaalo iyo kaabo yaal dhaqaale.

ICRC waxay tilmaantay in talaabooyinkan ay xad gudub ku yihiin sharciyada caalamiga ee xuquuqda aadanaha iyo kuwa dagaalada.

Dagaalkan oo ah kii ugu cuslaa ee dhax mara labada dal mudo 25 sano ah waxaa ku dhintay in ka badan 250 qof waxaana ku burburay hanti badan

Tags: Hay’adda ICRC: Waa dambi dagaal waxa ka dhax socdo Armenia iyo  Azerbaijan
Previous Post

WHO Oo Sheegtay In 10% Bulshada Caalamka Uu Ku Dhacay Covid-19

Next Post

 Mareykanka Oo Xulufo usameysanaya dagaalka uu kula jiro Shiinaha

Next Post
 Mareykanka Oo Xulufo usameysanaya dagaalka uu kula jiro Shiinaha

 Mareykanka Oo Xulufo usameysanaya dagaalka uu kula jiro Shiinaha

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In