Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

WHO Oo Sheegtay In 10% Bulshada Caalamka Uu Ku Dhacay Covid-19

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
WHO Oo Sheegtay In 10% Bulshada Caalamka Uu Ku Dhacay Covid-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

10 qof  mid kamid ah wuxuu qabaa COVID-19 guud ahaan caalamka, sidaa waxaa sheegtay hey’adda WHO oo kulan gaar ah isugu yimaadeen madaxda ururka.

Waxay sheegtay I qiyaastii tiro badan oo dunidan ku nool ay khatar ugu jiraan feyraska, sida ay xuseen saraakiisha sar sare ee WHO.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Hadda in ka badan 35 milyan oo kiis ayaa dunida uu marayaa coronovirus, WHO waxay qiyaasaysaa in ku dhowaad 800 oo milyan oo kiis gaari karo xanuunka.

Khubarada markasta waxay ku doodi jireen in tirada hadda la heyo ee cudurku uu haleelay ka badan tahay tan dhabta ah.

Saraakiisha WHO oo kulan gaar ah ku yeeshay xarunta hey’adda  Geneva, Switzerland, waxay kaga doodeen sida looga jawaabi karo safmarka COVID-19.

Toban bilood oo xaaladdan taagneyd ilaa iyo hadda ma jirto calaamad tilmaamaysa in u dhammaanayo cudurka. Wadamo dhowr ah waxaa hadda ay wajahayaan wajigii labaad ee cudurka ka dib markii xayiraadihii hore loo soo rogay la khafiifiyay, iyadoo hadda ay sii kordhayaan tirada kiisaska cudurka.

WHO waxay sheegtay in 10% bulshada caalamka uu haleelay cudurka, sida uu sheegay Mike Ryan oo ah agaasimaha xaaladaha deg dega ah ee hey’adda.

Agaasimaha guud ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa hogaamiyeyaasha dunida ugu baaqay in laga wada shaqeeyo sidii loo xakameyn lahaa safmarka coronavirus.

“In kasta oo waddammada oo dhan uu saameeyey fayraskan, waa in aan xusuusnaano in tani ay tahay cudur faafa oo aan sinnayn. Toban dal ayaa u dhigma 70% dhammaan kiisaska la soo sheegey iyo dhimashada seddex waddan oo keliya ayaa u dhigma kala bar, ” ayuu yiri.

In ka badan hal milyan oo qof ayaa u dhimatay xanuunka  coronavirus, sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins ee Mareykanka ku taala, dalalka Mareykanka, india iyo Brazil ayaa ah kuwa ugu badan oo feyraska saameeyay.

Tags: Who Oo Sheegtay In 10% Bulshada Calamka Uu Ku Dhacay Covid-19
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Hay’adda ICRC: Waa dambi dagaal waxa ka dhax socdo Armenia iyo  Azerbaijan

Next Post
Hay’adda ICRC: Waa dambi dagaal waxa ka dhax socdo Armenia iyo  Azerbaijan

Hay’adda ICRC: Waa dambi dagaal waxa ka dhax socdo Armenia iyo  Azerbaijan

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In