Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo deeq gaarsiisay qoysas ku soo barakacay duleedka Kismaayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo deeq gaarsiisay qoysas ku soo barakacay duleedka Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane MaxamuudMacallimCabdulle,Wasiirka Wasaadda Gargaarka iyo Maareynta Musiiboyinka Jubbaland Mudane Axmed Xasan Cumar iyo Mas’uuliyiin kale oo Jubbaland iyo Hay’adda king Salman ka socday ayaa maanta Deeq raashiin ah gaarsiiyay dadka ay saamesay abaartii ku dhufatay Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada Jubbaland ee ku soo barakacay deegaanka Istanbuul ee waqoyiga magaalada Kismaayo, kuwaas oo ay ku jiraan kuwa khawaarijta deganadoodii ka soo barakicisay.

Deeqdan oo isugu jirtay qeybaha kala duwan ee cunooyinka, 250 Teendho, Bustayaasha dhaxanta laga dugsado, Nalal ku shaqeeya tamarta cadceedda iyo macuun ayaa waxay ka timid Hay’adda Boqor Salmaan ee dalka Sacuudi Carabiya, waxaana loogu deeqay dadka barakacayasha ah ee ku sugan deegaannada waqooyi ee magaalada Kismaayo.

Related posts

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

February 16, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

February 16, 2026

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga ee Dalka Sacuudiga

Next Post

Taliyaha CXDS oo ka qeybgalay sanad guurada 46-aad ee Militariga Jabuuti “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha CXDS oo ka qeybgalay sanad guurada 46-aad ee Militariga Jabuuti “SAWIRRO”

Taliyaha CXDS oo ka qeybgalay sanad guurada 46-aad ee Militariga Jabuuti "SAWIRRO"

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

February 16, 2026
0

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay kulanka 17-aad ee wadajirka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

February 16, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa si rasmi ah...

Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray Tanzania

Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray Tanzania

February 16, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda...

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

February 16, 2026
0

Dowladda Turkiga ayaa waxaa shalay laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In