Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda NISA oo soo bandhigtay dhagar-qabihii ka danbeeyay qaraxii ka dhacay afaafka hore ee Dekadda Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Hay’adda NISA oo soo bandhigtay dhagar-qabihii ka danbeeyay qaraxii ka dhacay afaafka hore ee Dekadda Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

nisa

Ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee (NISA) ayaa soo bandhigay xalay dhagarqabeย Maxamed Ibraahim Xasan oo ahaa Darawalkii Waday Gaarigii dhowaan lagu qarxiyey Afaafka Hore ee Dakadda Magaalada Muqdisho oo ay dad badani ku dhinteen.

Related posts

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

Dhagar-qabe Maxamed oo ka sheekeeyay qaabkii loo soo abaabulay Qaraxaas ayaa sheegay in ay ahaayeen Shabakad ka kooban ilaa 6 Qof oo wadatayna laba gaari oo kala ah midka qarxay iyo midkale oo nooca raaxada ah.

โ€œWaxaan ahaa Darawalkii Waday Gaariga ku Qarxay Dekadda Muqdisho ,waxuuna qorshuhu ahaa ย in aan gaariga ku qarxiyo Albaabka Hore ee Dekadda kadibna gaari kale ee nooca raaxada ah oo ay saaranyihiin 5 Nin oo hubeysan ย in ay gudaha u soo galaan Dekadda, hasa ahaatee Inta aan lagaarin xiliga qaraxa uu dhacayo habeenkeedii ayaan ka laabatay goโ€™aanka ah in aan is dilo , waxaana sameeyay si aysan ii fahmin 5 kale ee howlgalkan ila waday ayaan gaarigii soo waday Habeenkii waxaana dhigay goobta uu ku qarxi doono subaxiiโ€ayuu yiri Dhagar-qabae maxamed

Dhagar-qabe Maxamed oo hadalkiisa siiwata ayaa intaas kudaray in gaariga uu habeenkaasi goobta ย ku waabariistay Marka lagaarayna subaxii halkaasi uu ku qarxay.

โ€œGaariga habeenkaasi waxaa uu ku baryay meel aan sidaas uga fogeen oo ah meesha subaxii uu ku qarxi doono, anigoo ka baqaya in la iqabto ayaan ka soo baxsaday goobta uu qaraxa ka dhacay waxaasa iga daba yimid Ciidamada Amaanka oo hada aan gacantooda kujiroโ€ayuu yiri dhagar-qabe Maxamed Ibraarim Xasan.

Taliyaha Ciidamada Nabadsugida Gobolka Banaadir Maxamed Xasan Faarax oo loo yaqaano (Faran-Far) ayaa sheegay in dhagar-qabahan laga soo qabatay Deegaanka Labar Konton Islamarkaana ay ku daba jiraan dhagar-qabayaashii kale ee shabakadaasi qeybta ka ahaa.

โ€œCiidamada NISA oo Isticmaalaya Tignoolajiyada Casriga ah ee lagu baaro Qaraxyada iyo daba-galka ayaa gacanta ku soo dhigay dhagarbe Maxamed Ibaraahim Xasan oo lagu daba jiray waxaana laga soo qabatay Deegaanka Labar Kontan ee Gobolka Shabeelaha Hoose iyadoo Ciidamada Amaanka ย ay ku daba jiraan dhagar-qabayaashii kale ee kula jiray howlgalkaasi Fashilmay.

Qaraxan oo dhacayย 11/Dec/2016 Xili Subax Hore ah ayaa sababay dhimashada ku dhawaad 50 qof oo shacab ah iyo dhaawaca Lixdameeye kale.

Previous Post

Dagaallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka socda Tuulada Yaaq-bishaaro

Next Post

Shan kursi oo ka mid ah Aqalka hoose oo dib loo celinaayo โ€œWarSaxafadeedโ€

Next Post
Shan kursi oo ka mid ah Aqalka hoose oo dib loo celinaayo โ€œWarSaxafadeedโ€

Shan kursi oo ka mid ah Aqalka hoose oo dib loo celinaayo โ€œWarSaxafadeedโ€

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
0

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

August 22, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In