Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Relieve oo Xarun lagu Tababari Doono Wariyaasha Muqdisho ka furtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Relieve oo Xarun lagu Tababari Doono Wariyaasha Muqdisho ka furtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska  ayaa maanta ka qayb galay Munasabad lagu soo bandhigayay xarun cusub oo lagu Tababari doono Suxufiyiinta Soomaaliyeed taas oo ay soo bandhigtay hay’adda Relieve International.

Madaxa  hay’adda Relieve International Xasan Ciise oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in wax badan ku soo kordhin doonto Xirfadda Wariyaasha Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

“wax yaabaha ugu muhiimsan ee an  barayno saxafiyiinta waxaa kamid ah  in la tayeeyo xirfadda wariyaha , kaamirooyinka casriga ah iyo sida   Editingka  loogu sameeyo,xagga diyaarinta, waa laga caawinayaa insha’allah , waxaan berri wixii ka billowda nobillaaban doona  diwaan galinta  wariyashaashii aan taba bari lahayn , waxayna ka imaan donana gobolladda ,wasaaradaha Nusej hawenka  iyo qof kasta oo doonayo in xirfaddiisa wariye nimo in uu kor uqaado” ayuu yiri Madax Hay’adda Relieve.

Abwaan Cismaan Cabdullaahi  Guure  Agaasimah Radio Kulmiye  isla markaana  ku hadlayey magaca Agaasimayaasha ka socday warbaahinta gaarka loo leeyahay ee  ka qayb   galay Munasabadda  ayaa  soo dhaweyey Xaruuntaan Cusub ee  hay’adda ay soo bandhigtay ee lagu Tababrayo  bahda warbaahinta  Soomaliyeed.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukumadda FederaAlka SoomAaliya Mudne Maxamed Cabdi Xayir Maareeye  oo ugu dabayntii ka hdlay munasadda ayaa  tilmaamay in xaruuntan furitaankeeda uu ku soo aaday waqti  Muhiim ah oo dalka u jihaystay   Nabad iyo horumar iyo Dowladnimo nimadda loona baahan yahay in  warbaahintunaa ay  doorkeedda qaadato .

Previous Post

Ciidamadd Qalabka sida oo Howlgallo ka Sameeyay Baladweyn

Next Post

Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka oo la Dhaariyay

Next Post

Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka oo la Dhaariyay

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In