Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo tababar usoo gabagabeysay Saraakiil ka tirsan Hay’adda(Daawo Sawiradda).

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo tababar usoo gabagabeysay Saraakiil ka tirsan Hay’adda(Daawo Sawiradda).
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
Tababarkan lagu baranayey sidii loo maarayn lahaa xuduudaha dalka iyo muhaajiriinta soo qulqulayaa oo 3beri kasoconayey bosaso ayaa lasoo gabgabeyey waxaana kafaaiidaystay saraakiil socday dowlada federaalka soomaaliya iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah ee kahawlgala garoomada diyaarada dekeda iyo xuduudaha dhulka.
Tababarkan oo ay  iska kaashadeen hay’ada laant socdaalka iyo jinsiyada qaranka Soomaaliya iyo hayada qaxootiga ee iom ayaa ah mid korloogu qaadayo aqoonta saraakhiisha kashaqeeya xaduudaha  dalka ee kala ah Dhulka cirka iyo badda.
Agaasimaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyada garoonka diyaarada Bossaso C/nuur Maxamed Jaansaar oo faahin kabixiyey tababarkan waxa uu sheegay in tababarada noocan ah xooga lagu saarayo sidii saraakiisha loo bari lahaa qabashada dadka sida sharci darada ah dalka kusoo  gala.
Axmed Raage oo ah Taliye kuxigeenka Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya ayaa sheegay in jamhuuriyada federaalka soomaaliya ay tababaradii dalka dibadiisa loo aadi jirey ay usoo weecisay degmooyinka dalka si muwaadiniinta Magaalooyinkooda wax loogu baro
 Duqa Boosaaso C/salaan Bashiir C/salaan iyo Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays dhedo  ayaa laanta socdaalka iyo jisiyada soomaaliya ku amaanay dadaalada dheeriga ee ay kubixinayaan sidii loogu shaqeyn lahaa Umada Soomaaliyeed maadaama Magaalooyinka Waaweyn ee dalka aysi isku mid ah  muwaadinintu Baasaboor somaaliga iyo adeegyada kale uga qaataan.
Saraakiish tababarka qaatay ee kasocday dowlada federaalka iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah ayaa sheegay iney tababarkan kubarteen aqoon aysan horay ulaheyn ayna  uga faaiidayn doonaan dadka kunool  deegaanadii ay ka shaqaynayeen.
Tababarkan ayaa kamid noqonaya dadaalo hay’ada laanta socdaalka iyo jinsiyada dowlada federaalka soomaaliya ay ku doonayaan in latayeeyo shaqaalaha Dowlada ee kashaqeeya Xaduudaha Dalka.
Ayaan C/qaadir Cali oo kasocotay hayada  Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyada Degmada Dhoobley Ee Gobolka jubbada Hoose ayaa sheegtay in tababarkan uu yahay mid qiimo gaar ah uleh’ Sababta ayeyna Kutilmaamtay iney kasocotay dhanka xuduudaha Deegaankeeda looga baahanyahay sidii loomaarayn lahaa Muhaajiriinta xuduudka kasoo gelaya.
Maxamed Muuse Tarsan
Previous Post

Wasiirka Amniga” goobaha ugu horeeya ee Ciidamada AMISOM lagala wareegayo waxaa ka mid ah Stadium Muqdisho+Sawirro

Next Post

Gudiga Wacyi gelinta taakulaynta Ciidanka Qaranka oo la hadlay Soomaalida Ohio (Daawo Sawiradda)

Next Post
Gudiga Wacyi gelinta taakulaynta Ciidanka Qaranka oo la hadlay Soomaalida Ohio (Daawo Sawiradda)

Gudiga Wacyi gelinta taakulaynta Ciidanka Qaranka oo la hadlay Soomaalida Ohio (Daawo Sawiradda)

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

October 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay George Conway, Ku-xigeenka...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫

October 4, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta xarig-jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In