Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ku wargelisay arrimo la xariira dib u bilaabidda qabashada codsiyada baasaboorka, kaasi oo la bilaabayo 4ta bishan April.
Halkan ka Akhriso War-Saxaafadeedka ka soo baxay hay’adda Socdaalka.