Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ganacsatadda Xoolaha oo iskadiiday Lacago baad ah oo ay duldhigeen Kooxda Al-shabaab

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ganacsatadda Xoolaha oo iskadiiday Lacago baad ah oo ay duldhigeen Kooxda Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ganacsatadda Xoolaha dhoofisa ayaa ku gacansayray baad ay waydiisteen Kooxda Alshabaab oo ah Neefkasta ay ka siiyaan 18 Dollar, taasoo haddii ay aqbalaanku ah khasaaro xoog leh oo Maaliyadeed Ganacsatadda.

Ganacsade codkiisa iyo magaciisa In la shaaciyo  diiday oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa u sheegay inaysan marnaba dhici doonin ayna ogolaan doonin inay  qayb  ka noqdaan maalgalinta Kooxda Argagixisadda Alshabaab, Waxaana ay kudoodeeninay bixiyaan CanshuurtaDalka, taasoo waxtar u leh Dalka iyo dadka, balse aysan diyaar u ahayninay dhiibaan lacagtii lagu layn lahaa iyaga.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kooxda Argagixisadda Alshabaab ayaa ku cadaadiya ganacsatadda dalka inay bixiyaan Lacago baad ah oo ay u isticmaalaan xasuuqa shacabka, balse ganacsatadda damiirkoodu noolyahay marna ma aqbalaan.

Dowladda Somalia ayaa si dhow ula socota meelaha ay suuragalka tahay inay Argagixisadu maalgalinta kahelaan, Waxaana jira Sharci uu Baarlamaanka meelmariyay oo qeexaya cidkasta oo  maalgalin siisa Argagixisadda in lala wareego hantidooda.

Tags: Ganacsatadda Xoolaha oo iskadiiday Lacago baad ah oo ay duldhigeen Kooxda Al-shabaab
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo kulan isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada iyo gobalka Banaadir

Next Post

Hay’adda Socdaalka oo bulshada ku wargelisay waqtiga dib loo bilaabayo qaadashada baasaboorka

Next Post
Shir looga hadlayo isku xirka laamaha hay’adda socdaalka Dalka oo ka furmay Muqdisho

Hay'adda Socdaalka oo bulshada ku wargelisay waqtiga dib loo bilaabayo qaadashada baasaboorka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In