Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Socdaalka oo xarun cusub ka dhagax dhigtay degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Socdaalka oo xarun cusub ka dhagax dhigtay degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan Agaasime ku-xigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xuseen Cabdullahi Shiikh, Agaasimaha Laanta 5-aad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Hirshabelle Ibraahim Xuseen Yuusuf (Sheelare), ayaa maanta wada jir u dhagax dhigay Bar-xuduudkeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ee degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan.

Agaasimaha waaxda howlaha ee Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda Maxamed Xasan Maxamed Wasiiru dowladaha amniga Hirshabelle Cabdixakiin Bagaate Xildhibaan Cabduqaadir Maxamuud Ow-bakar Dhagaweyne oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka Hirshabelle,iyo Guddoomiyaha degmada Feer-feer Jeelle Faarax Ciyoow Guddoomiyaha degmada Jajalaqsi Nuur Dheere iyo madax kale ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda dhagax dhigga Bar-xuduudkeedka degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Dhismaha Xarunta Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, ayaa muhiimad gaar ah u leh adeegyada ay Hayโ€™addu ka bixin doonto degmada Feer-feer iyo isu socodka bulshada isaga kala gudbeysa Soomaaliya iyo Itoobiya.

Mas’uuliyiinta kasoo qeyb galeen munaasabadda Dhagax dhigga Bar-xuduudeedka Feer-feer, ayaa sheegay in dhismaha xaruntan ay qeyb ka tahay dadaalada ay Hayโ€™adda ku horumarineyso xarumaheeda Gobolada iyo daadajinta adeegyada, ay Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ka bixiso guud ahaan dalka.

Previous Post

Kulan looga arrinsanaayo Wajiga labaad ee xorreynta dalka oo ka dhacay degmada xuddur

Next Post

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee BJFS oo gaaray Magaalada Marakesh ย 

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee BJFS oo gaaray Magaalada Marakesh ย 

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee BJFS oo gaaray Magaalada Marakesh ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In