Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah ka qeybisay Degmada Xudur 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah ka qeybisay Degmada Xudur 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa Maanta Qoysas danyar ah oo dhawaan saameeyeen daadad xoog leh oo Magaalada Xudur ku soo rogmaday waxa ay gaarsiisay deeq Mucaawino ah.

Shixnadaan Gargaar waxaa ka Faaiideystay 215 Qoys oo iskugu jira Danyar iyo kuwa Qaba baahiyaha Gaarka ah, Raashinika la gaarsiyey dadkaan, ayaa isugu jira Bur, Bariis, Baasto, Sonkor iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Raashinka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Dhamnaan dadkii Gargaarkaan loo qeybiyey iyo Maamulka Degmada Xudur ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa u mahadceliyey Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka si gaar ah Guddoomiye Maxamuud Macalim Cabdulle waxaana ay shegeen in uu u soo gurmaday xilli Reer Xudur wajahayeen xaalad adag kadib Roobab Mahigaan ah oo halkaas ka da’ayeen oo ay ka dhasheen daadad ay xafadaha qaar buux dhaafiyeen, taas oo sababtay in dadkii daganaa ay barakacaan.

Boqolaal dad ah ayaana ku barakacay biyahaas xoogan ee xafadaha qaar ku rogmaday, waxaana ay baabiiyeen Beero sanadkaan la filayey in ay soo saraan dalagyo kala duwan.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya oo Xafiiskasa ku qaabilay Saraakiil ka socotay dowladda Tukiga

Next Post

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu wareejiyey xilka “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu wareejiyey xilka “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu wareejiyey xilka "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In