Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Heegan Oo Hogaanka U Dhawaatay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Heegan Oo Hogaanka U Dhawaatay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Kubada Cagta Heegan ayaa adkaatay kulan ay la Ciyaartay kooxda Gadiidka kulan ka tirsanaa horyaalka Soomaaliya waana kii 14-aad oo ay ciyaraan labada kooxod.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Horyaalka oo ahayd mid aad u xiiso badneyd ayaa waxaa qaybtii hore lagu kala nastay 2-1 oo ay hogaanka ku haysay Heegan oo matasha Ciidanka Booliska.

Qaybtii danbe oo la isku soo laabtay ayaa waxaa Heegan ay la timid gool kale  3-1 ayaa lagu qaarijiyay ugu danbeyntii kooxda Gadiidka oo la kulantay guuldaradii 8-aad ee horyaalka Soomaaliya halka kooxda Heegan ay gaartay Gushii 7-aad ee Horyaalka Soomaaliya.

Guusha Kooxda Heegan ay gaartay ayaa ka dhigan in ay kala horeynta horyaalka ay ka soo gashay kaalinta Sadexaad waxaana isku dhibco ay yahiin kooxda Horseed oo taako loo dhigay kadib markii Barbaro ay la gashay kooxda Jenyo oo ka mid ah kooxaha ugu waa weyn horyaalka Soomaaliya.

Haatan labada kooxod ee Ciidanka Waa Horseed iyo Heegan ayaa waxay yahiin leyahiin 27-dhibcood oo ay leedahay Horseed iyo Heegan oo leh 26-dhibcood Heegan waxay Lix dhibcood u jirtaa Hogaanka halka kooxda Horseed ay u jirto afar dhibcood ayadoo kooxda kaalinta labaad kaga jirto ee Banaadir laba dhibcood ay u jirto kooxda Heegan halka Banaadir horyaalka looga hogaaminayo sadex dhibcood

Dhamaan afarta kooxod ee ugu sareeya horyaalka ayaa isku jiro tiro dhibco aad u yar taasi ayaana xiisaha horyaalka kor u sii qaadeysa ayadoo Dekada Sadex dhibcood ay ku hogaamineyso Horyaalka halka Banaadir dhibic ay ku hogaamineyso kaalinta labaad Horseed waxay kaalinta Sadexaad ku Hogaamineysa hal dhibic.

Madbacadda oo shalay Ciyaartay kulankeedii 14-aad ee horyaalka Soomaaliya ayaa waxay barbaro ku Celisay kooxda Kubada Cagta Elman oo uu hogaamineyay macalinka Cusub ee Kooxdaasi Taree kaasi oo isaga soo dhaqaaqay kooxda Gadiidka galabta Heegan ay ku tumatay.

Macalin Taree ayaa barbaro lagu soo dhaweeyay kulankisii ugu horeyay ee horyaalka uu leyliyay kooxdiisa Cusub ee Elman ayadoo sidoo kale dhigiisa Cabdi Joon oo isaga soo dhaqaaqay Elman kuna biiray kooxda Ciidanka Xooga ee Horseed oo sidoo kale barbaro lagu soo dhaweeyay kulankisii ugu horeyay ee uu leyliyo kooxdaasi waxaana lagu xusuusta Cabdi Joon in kulankisii ugu danbeyay afar sano ka hor Markii uu isaga tagay kooxda Horseed uu barbaro galay.

Kala Horeynta Horyaalka Soomaaliya Halkaan Hoose Kaga Bogo.

Previous Post

Shirka Gollaha Wasiiradda Soomaaliya oo lagu Ansxiyay Tubta Arrimaha Bulshadda iyo Xeer Mamnuucya Jarida Dhirta iyo Dhoofinta Dhuxusha.

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka qeyb galay Shir weyne u dhaxeeyey Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka “Sawirro”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka qeyb galay Shir weyne  u dhaxeeyey Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka  “Sawirro”

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka qeyb galay Shir weyne u dhaxeeyey Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka “Sawirro”

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In