Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Heegan Oo Kulankii Labaad Horyaalka Laga Adkaaday

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Heegan Oo Kulankii Labaad Horyaalka Laga Adkaaday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda kubada Cagta Heegan ayaa la kulantay guuldaradii labaad ee horyaalka Soomaaliya kulan ay la Ciyaartay kooxda Madbacadda oo laftaada gaartay Sidoo Kale Guushii labaad Horyaalka Soomaaliya,

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Kulankaan ayaa ahaa kulankii 12-aad oo dhamaan kooxaha ay Ciyareen waxaana uu ku noqday kulankaan kooxda Heegan Mid ay Xusuusan Doonto Waayo Heegan Hadii ay adkaan lahayd waxay afar dhibcood u jirsan lahayd kala horeynta horyaalka maadama Dekadda laga adkaaday balse Guuldarada ayaa ka dhigan in haatan Heegan 7-dhibcood ay u jirto kooxda Hogaaminayso horyaalka.

Madbacadda guusha ay gaartay ayaa waxay ahayd mid aad muhiim ugu ah kadib markii kooxda Gadiidka ay adkaatay BOoskii Gadiidka-na Madbacadda ay u degtay hase yeeshe guusha Madbacadda ayaa ka dhigan in laba kooxod ee ugu hooseya ay ka baxday Madbacadda halka Gaddiidka ay ku laabatay booskeedii 9-aad.

Kulamadii 12-aad ee horyaalka Soomaaliya ee la Ciyaaray ayaa kooxo fara badan oo guulo Muhiim u ahaa ayaa qaatay guuldarooyin taasi ayaana Sabab u noqotay in kooxaha hoosta ay isaga jiraan kooxda Hogaanka hayso ee Dekada waxaa laba dhibcood ka hooseya Horseed halka Banaadir hal dhibic ay ka hooseyso Horseed oo kaalinta labaad kaga jirto kala horeynta.

Heegan oo kaalinta 4-aad ku jirtana galabta ayeey qasaarisay fursad waxaana afar dhibcood ay ka hooseysa kooxda Banaadir oo kaalinta 3-aad kaga jirta tartanka ayadoo Elman oo kaalinta 5-aad kaga jirto kala horeynta afar dhibcood ay ka hooseyso kooxda Heegan.

KALA HOREYNTA OO DHAMEYSTIRAN SAWIRKA KAGA BOGO

Previous Post

Wafdi ka socda Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo Garoowe lagu soo dhaweeyay “SAWIRRO”

Next Post

Duqa Magaalada Muqdisho oo la kulmay Duqa Ankara

Next Post
Duqa Magaalada Muqdisho oo la kulmay Duqa Ankara

Duqa Magaalada Muqdisho oo la kulmay Duqa Ankara

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In