Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sheekh Cusmaan Barre oo noqday Guddoomiyaha Baarlamanka Hir-Shabeelle

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Sheekh Cusmaan Barre oo noqday Guddoomiyaha Baarlamanka Hir-Shabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha cusub ee golaha Baarlamanka maamul Goboleedka Hir-Shabaalle ,ayaa waxaa ku guulaystay Sheekh Cusmaan Barre Maxamed, markii uu ka guulaystay murashixii la tartamayay.

91 Xildhibaan ayaa soo xaadirtay Hoolka ay doorashadu ka socotay, wuxuuna Sheekh Cusmaan Barre Maxamed helay codad gaaraya 61 ,halka uu musharixii la tartamayay ee Abuukar Xasan Cali uu isna helay codad gaaraya 28cod .

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Musharaxa laga guuleystey doorashada Abuukar Xasan Cali, ayaa u hambalyeeyay guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxameda,wuxuuna Alle ugu baryay inuu la garab galo xilka ballaaran ee uu xambaaray.

Codbixintan ayaa waxaa goobjoog ka ah guddoomiyaha baarlamaanka federalka Soomaaliyeed Maxamed Cismaan Jawaari iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka federalka oo ka soo jeeda Labada Gobol ee maamulka Hirshabeele uu ka kooban yahay.

Sheekh Cusmaan Barre, ayaa mar soo noqday Guddoomiyhii Maxkamadda Galbeedka Gobolka Hiiraan, wuxuuna sidoo kale ahaa Guddoomiyhii hore ee Degmada Beledwyne, isagoo wixii markaa ka dambeeyay door ku lahaa Siyaasadda Gobolka Hiiraan.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Cabdi Xuseen oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka H/Shabeelle

Next Post
Cabdi Xuseen oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka H/Shabeelle

Cabdi Xuseen oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka H/Shabeelle

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In