Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Heshiis la kala dhax dhigay beelo ku dagaalamay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Heshiis la kala dhax dhigay beelo ku dagaalamay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Heshiis hordhac ah ayaa laga gaaray dagaal-beeleed beryihii dambeeyay ku dhexmarayay labo beelood oo walaalo ah tuulooyin iyo degaanno hoostaga degmada Matabaan oo ka tirsan degmooyinka hoosyimaada gobolka Hiiraan,heshiiskan oo ay ka soo shaqeeyeen duqeyda dhaqanka ee labada beelood oo kaashanayay dhaqanka beelaha kalee deriska la ah labada beel ee ay malleeshiyaadkoodu ku dirirayeen aaggaasi,ayaa sidoo kale waxaa gacan weyn ka geystay heshiiskan islamar ahaantaana soo dhaweeyay saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed,kuwaasoo horay ugu baxay dhiiggaasi daadanayay dabadeedna duqeyda kala shaqeeyay heshiiska hadeer la gaaray.

Abbaanduulaha Ururka 40-aad ee Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee XDS labo xiddigle Maxamed Muumin Cilmi, oo loo yaqaanno  Maxamed Saney, ayaa Radio Muqdisho  waxaa uu uaga warramay heshiiskaas iyo muhiimmadda uu u leeyahay labada beelood iyo Nabadgelyada degaannadaasi oo dhan, isagoo u habbalyeeyay labad dhinac iyo dhammaanba dadkii gacanta ka geystay dhammeynta colaadaasi sokeeye.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

                              Halkan ka dhageyso.

110210_002

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay weerar argagixiso oo ka dhacay xeradda Gen Dhaggo badan.

Next Post

Ten people were killed in terrorist suicide blast in Mogadishu

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo howl-gal qorsheysan ku dilay Horjooge Nuug Gaab oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab

Ten people were killed in terrorist suicide blast in Mogadishu

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In