Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hey’adda cilmi baarista badaha oo tababar u qabatay shaqaaleheeda+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Hey’adda cilmi baarista badaha oo tababar u qabatay shaqaaleheeda+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda cilmi barista badaha Soomaaliyeed ayaa tababar u qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha Hay’adaasi, kaasi oo ku saabsanaa cilmiga badaha Adduunka.

Iyada oo Dowladda Kenya ay ka taallo dacwad la xiriirta damaceeda Badda Soomaaliya, ayaa Hay’adda Cilmi baarista Badaha, Soomaaliya, waxa ay tababar u furtay ku dhowaad 20 ka mid ah Shaqaalaha Hay’adda.

Related posts

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

September 15, 2026
Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka XDS oo gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud

Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka XDS oo gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud

September 15, 2026

Tababbarkaan oo uu goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Hay’adda Cilmi baarista Admiral Faarax Qare ayaa lagu baranayay qanuunka Baddaha Caalamka, iyada oo daruusta diirada lagu saaray, waxa uu qabo Xeerka Aduunka iyo waxa ay u leedahay Soomaaliya marka laga hadlayo Badda Soomaaliya.

Gudoomiyaha Hay’adda Cilmi baarista Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) ayaa cadeeyay in hadafka aqoon kororsigaan uu yahay in wax laga barto looga faa’ido Bulshada inteeda kale.

“siminaarka maanta aan sameynay waxa uu ku saabsanaa in aan markasta isku sheegno ku celcelino, si Dadka kalana ay u baraan qawaaniinta Caalamiga ah eek u saabsan badaha, waayo qawaaniintaasi ayaa isku xireysa Aduunka, hadii aan Caalamka iyo Dowladaha ay wax kala tabanayaan qawaaniintaasi ayaa xalineysa, bil kasta siminaar ayaan sameynayaa waxaa ka sameynaa dhibaatada Badda iyo wasaqeynteeda, dhowaana waan soo bandhigi doonaa”

Gudoomiyaha Hay’adda cilmi baarista Badda Soomaaliya Admiral Faarax Qarre ayaa meesha ka saaray suurtagalnimada in Kenya ay kaga guuleysato dacwadda, isaga oo sheegay in ay qabaan kalsooni badan marka loo eego waxa uu qabo sharciga Caalamiga ah ee Badaha.

“aniga ma aaminsani fikradaasi, Soomaalida ayaa aamisan Ninkii xoog weyn iyo ninkii xoog yar cadaalada looma simi karo, aduunka waxaas kama jiraan, Maxkamadda arrintaani ku jirto waa Maxkamad Caalami ah oo Dadka u dhaxeysa, marka garta inaga ayaan heli karno marka aan eegnay xukunadii horay ay u riday Maxkamadda Caalamiga ah. Soomaalida waxaan leeyahay guuldaro ma jirtee bal u kaadiya oo kalsooni muujiya.

DSC00764 DSC00843 DSC00841 DSC00838 DSC00836 DSC00834 DSC00833 DSC00832 DSC00830 DSC00827 DSC00826 DSC00824 DSC00823 DSC00822 DSC00808 DSC00809 DSC00811 DSC00803 DSC00804 DSC00802 DSC00789 DSC00788 DSC00787 DSC00786 DSC00785 DSC00784 DSC00783 DSC00782 DSC00781 DSC00780 DSC00779 DSC00778

Sawir qaade Farxaan Suleyman Daahir

Previous Post

Dowlada FS oo qorsheynaysa in ay joojiso Gudniinka Fircooniga-FGM.

Next Post

Arday ka qalin jebisay Jaamacadda Bakhdaad oo baratay Umulisonimo “SAWIRRO”

Next Post
Arday ka qalin jebisay Jaamacadda Bakhdaad oo baratay Umulisonimo “SAWIRRO”

Arday ka qalin jebisay Jaamacadda Bakhdaad oo baratay Umulisonimo “SAWIRRO”

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

September 15, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...

Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka XDS oo gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud

Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka XDS oo gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud

September 15, 2026
0

Taliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Maslax Maxamuud Maxamed, ayaa gaaray deegaanka Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, halkaas...

Madaxweynaha Mauritania oo Wasiir Mukhtaar Roobow ka guddoomay fariin uu ka sido Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Mauritania oo Wasiir Mukhtaar Roobow ka guddoomay fariin uu ka sido Madaxweyne Xasan Sheekh

September 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Maxamed Waled Sheeikh Alqazwaani ayaa ka guddoomay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtar...

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In