Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hiiraan: Ciidanka dowladda iyo AMISOM oo howl-gal ballaaran ka billaabay waddada Buulo Burte

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgal  ballaaran ayay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM  ka bilaabeen waddada laamiga ah ee isku xirta degmooyinka Beledweyne iyo Buula barde ee gobolka Hiiraan.

Ciidamada dowlada iyo kuwa Itoobiya  ayaa saaka u dhaqaaqay dhinaca deegaanada Halgan iyo degaanka Garasyaani,waxaana la socdo qaar kamid ah odoyaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan oo dhiirri galinaya howl-galka.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Wararka laga helayo deegaanka ayaa shegaya in ay iska baxeen meleeshiyaadkii Al-Shabaab ee ku sugnaa agagaarka Halgan iyo Garasyaani, dadkana u sheegeen in ay deegaanada iskaga baxaan, iyagoona ugu hanjabay in ciddii ku hartaa ay kamid tahay cadawgooda.
Dhulkaan ayaa ah mid buuralay ah uu laamigana uu hoos maro,iyadoona la sheegay in waddada laamiga ah ay jareen kooxda Al-Shabaab si aysan u marin gaadiidka dagaalka ee ay wataan ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM.

Howlgalkaan ayaa mudooyinkaan la hadal hayay waxaana uu u muuqdaa mid ka duwan kuwii hore maadaamaa ay raaceen odoyaal dhaqameed caan ka ah magaalada Beledweyne aqoone u leh dadka iyo deegaanka loo socdo.

Previous Post

IMF oo soo dhaweysay dib-u-eegista ay golaha wasiiradu ku sameeyeen miisaaniyadda 2015-ka

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo maanta laga guddoomay Waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo “Sawirro”

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo maanta laga guddoomay Waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo “Sawirro”

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo maanta laga guddoomay Waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo "Sawirro"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In