Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hirshabeelle oo faahfaahin ka bixisay shirkii Garowe ee gudigga maaliyadda, Aqalka sare iyo Dowlad Goboleedyadda

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Hirshabeelle oo wada Dadaallo dib u heshiisiineed oo lagu xalinayo dagaal beeleed ka dhacay Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda maaliyadda ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa faahfaahisay shirkii wadatashigga ee guddigga maaliyadda iyo dhaqaalaha Aqalka sare iyo Dowlad Goboleedyadda uga socday Magaalada Garowe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Putland

Wasiirka Maaliyadda Hirshabeelle Cabdishakuur Abuukar Xasan ayaa dhowr arrimood ka hadlay waxaana kamid ah qodobbadii looga hadlay shirkii Gorowe Wasiiradda Maaliyadda Dowlad Goboleedyada iyo Aqalka Sare.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Waxyaabaha shirka looga hadlay waxaa kamid arrimaha dhaqaalaha ee maamul Goboleedyadda iyadoo dhanacyadu dood ka yeesheen qodobbada qaarkood.

Xafiiska Hanti dhowrka qaranka ayaa sidoo kale shirkaas qeyb ka ah looga hadlayo arrimaha Maaliyadda ee maamul Goboleedyada dalka.

“Waxaa laga wadatashaday dhinacyo badan kuwaas oo faa’iido u ah guud ahaan dalka waxaana Garowe isugu tagay Wasiiradaha Maaliyadda Dowlad Goboleedyada, Madaxda Aqalka sare iyo Xafiiska Hanti dhowrka qaran”, ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Hirshabeelle.

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in muhiimadu tahay sidii loogu heshiin lahaa qodobo loo dhan yahay oo ay ku wadashaqeeyaan Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyadda.

Previous Post

Heshiis xabad joojin ah, oo ka dhaqangalay Marinka Gaza

Next Post

C/rashiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Next Post
C/rashiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

C/rashiid Yuusuf Jibriil oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In