Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hirshabeelle oo xarun Caafimaad ka hir-gelineysa degaanka Ceel-jaalle+SAWIRRO

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Hirshabeelle oo xarun Caafimaad ka hir-gelineysa degaanka Ceel-jaalle+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka ee maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa xarun Caafimaad oo cusub ka hir-gelineysa degaanka Ceel-jaalle ee duleedka Magaalada Baladweyne.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle, Tahliil Ibraahim Cabdi  ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in dhaqaalaha ku baxaya dhismaha xaruntan uu bixiyay mutadawaca weyn ee reer Qadar, Sheekh Thani bin Abullah Al-Thani, fulinteedana ay iska kaashanayaan maamulka Hirshabeelle iyo hay’adda Save the Children.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Wuxuu sheegay Agaasimuhu in degaanka Ceel-jaalle uu yahay goob ay ku barakacaan inta badan Dadka ku dhaqan Baladweyne xiliyada ay fatahaaduhu dhacaan, sidaa daraaddeedna ay door bidayaan inay halkaasi ka hir-geliyaan adeegyada asaasiga u ah ee Bulshada.

Xaruntan ayaa lagu wadaa in lagu soo gaba-gabeeyo Bilo gudahood, isla markaana ay fuliso dhammaan adeegyada Caafimaad ee Bulshada ku dhaqan ama u barakaca degaanka Ceel-jaalle sida uu Agaasimuhu sheegay.

Previous Post

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado+SAWIRRO

Next Post

Golaha Shacabka oo kalsoonida kala laabtay xukuumadda Ra’iisul wasaare Kheyre

Next Post
Golaha Shacabka oo kalsoonida kala laabtay xukuumadda Ra’iisul wasaare Kheyre

Golaha Shacabka oo kalsoonida kala laabtay xukuumadda Ra’iisul wasaare Kheyre

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In