Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hishiis hordhac oo laga gaaray colaad kasocotay deegaanka Dhagtuur ee Gobolka Mudug

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Hishiis hordhac oo laga gaaray colaad kasocotay deegaanka Dhagtuur ee Gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulamo saacadihii la soo dhaafay ka socday degaanka Dhagtuur ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa waxaa heshiis horudhac ah looga gaaray xiisad Colaadeed oo u dhaxeeysay Beelo wada dega degaankaasi dhagtuur.

Kulamada xal raadinta ah ayaa waxaa horkacayay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Odoyaasha Dhaqanka labada beelood, Maamulka Gobolka Mudug iyo Saraakiisha Ciidamada Booliiska Galmudug.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Dhinacyada ayaa isla gaaray in gacanta lagu soo dhigo dambiilayaashii ka dambeeyey dilalkii ka dhacay degaanka Dhagtuur, iyada oo Ciidamada Daraawiishta, Booliiska iyo kuwa xoogga dalka la amray inay soo qabtaan raggaasi si loo Maxkamadeeyo ragaas.

Kulamada ayaa ka sii socon doona degaanka Dhagtuur, iyada oo dhinacyadu isla falanqeynayaan sidii xal looga gaari lahaa xiisadaha degaanka kusoo noq noqday.

Degaano badan oo kuyaal Koonfurta Gobolka Mudug ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay colaad Beeleedyo soo laab laabtay, iyada oo Maamulka Galmudug uu ku fashilmay wax ka qabashada colaadahaas.

Tags: Hishiis hordhac oo laga gaaray colaad kasocotay deegaanka Dhagtuur ee Gobolka Mudug
Previous Post

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada XFS oo gaaray Magaalada Baydhabo

Next Post

Hojooge ka tirsanaa Aragixisada Al-shabaab oo isku dhiibay ciidamada Galmudug.

Next Post
Hojooge ka tirsanaa Aragixisada Al-shabaab oo isku dhiibay ciidamada Galmudug.

Hojooge ka tirsanaa Aragixisada Al-shabaab oo isku dhiibay ciidamada Galmudug.

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In