Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hooyo umul ah oo ka qeyb gashay imtixaanka shahaadiga dowladda

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Hooyo umul ah oo ka qeyb gashay imtixaanka shahaadiga dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hooyo Shamso Maxamed Xaashi waxaa ay ka mid tahay ardayda maanta u fariisatay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare, kaas oo ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Shamso ayaa ah Hooyo maalma ka hor ku dhashay isbitaalka Kalkaal ee magaalada Muqdisho,waxaana wasaaradda waxbarashadu ay warqadaha imtixaanka ugu geysay gudaha isbitaalka si ay uga qeyb qaadato.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Hooyo Shamso Maxamed Xaashi oo imtixaanka ku gashay gudaha isbitaalka ayaa wasaaradda waxbarashada uga mahadcelisay keenista imtixaanka si u gasho maaddooyinka ugu horreeyay ee maanta la gelayay oo kala ahaa Soomaali iyo Juquraafi.

Shamso oo muddo dheer kusoo jirtay waxbarashada ayaa sheegtay in ay ku faraxsantahay in maanta ay imtixaanka gasho iyadoo umul ah,waxeyna uga mahadcelisay dowladda,macalimiintii wax soo baray, waalidiinteeda iyo cid walba oo gacan ka geysatay hormarkeeda.

“waan ku faraxsanahay in imtixaanka leygugu keeno isbitaalka anoo ku jiro xaalad adag,waxaana sidoo kale ugu baaqayaa dadka ila midka ah in ay ka faa’ideystaan fursadahaan ay soo kordhisay wasaaradda waxbarashada”

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee dalka oo ay qaadeyso dowladda Soomaaliya sannadkii lixaad ka daahfuray magaalada Muqdisho waxaana u fariistay in ka badan 34,000 (Soddon iyo afar kun) oo arday.

Previous Post

Wafdi hordhac u ah Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb”SAWIRRO”

Next Post

Majaajilistaha Caanka Ah Ee Kenya, Papa Shirandula Oo U Dhintay Cudurka COVID-19

Next Post
Majaajilistaha Caanka Ah Ee Kenya, Papa Shirandula Oo U Dhintay Cudurka COVID-19

Majaajilistaha Caanka Ah Ee Kenya, Papa Shirandula Oo U Dhintay Cudurka COVID-19

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In