Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogayaa Al-Shabaab ahaa oo isu soo dhiibay Ciidanaka Xooga Dalka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Horjoogayaa Al-Shabaab ahaa oo isu soo dhiibay Ciidanaka Xooga Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Laba horjooge oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu soo bandhigay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, markii ay isu soo dhiibeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Horjooge, Mustaf Ibraahim Isaaq, ayaa Argagixisada Al-Shabaab u qaabbilsanaa howlaha Sirdoonka, halka uu Maxamed Xasan Madhaaley isna u xil saarnaa waaxda Ilaalinta Xabsiyada ee Jubbooyinka.

Taliya Ururka 49-aad, guutada 10-aad qeybtiisa 43-aad, Dhamme, Cali Maxamed Xasan, iyo Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo, Sheekh Xuseen Isaaq, ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan cid kasta oo isa soo dhiibta, kana faa’iideysta baaqii cafiska ahaa ee ay u fidiyeen Madaxda Qaranku kooxaha argagixisada.

Waxaa indhowaalaba isa soo tarayay Horjoogayaasha iyo malleeshiyaadka Al-Shabaab ee isu soo dhiibaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, markii ay u adkaysan waayeen dhibaatada ay Shacabka ku hayaan.

Previous Post

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka oo lagu qabtay Muqdisho (FAALLO)

Next Post

Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho+Sawirro

Next Post
Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho+Sawirro

Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho+Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In