Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogayaal ka tirsan kooxda Shabaab oo loo gesytay duqeyn xagga cirka ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Horjoogayaal ka tirsan kooxda Shabaab oo loo gesytay duqeyn xagga cirka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaaradaha aan cidna wadin ee Drones-ka loo yaqaan ayaa lagu soo waramayaa inay duqeyn u geysteen xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen kooxda Shabaab, halkaasi oo ka dhashay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.

Duqeynta ayaa waxaa ay ka dhacday hooy ku yaalla degmada Diinsoor ee gobolka Baay, halkaasi oo ay ku dhinteen tiro ka tirsan horjoogayaasha kooxda Shabaab, isla markaana ay dad deegaanka u diideen in ay wax ka ogaadaan qasaaraha dhabta ah ee kooxdaasi ka soo gaartay duqeynta loo geystay.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Baay Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa ku soo waramay in duqeynta ay ku dhinteen horjoogayaal ka tirsan kooxda Shabaab, isagoo intaa ku daray in dadka deegaanka ay ka cabsadeen inay ka warbixiyaan qasaaraha inta uu la egyahay.

Warku waxa uu intaa ku darayaa in duqeynta ka dhacday degmada Diinsoor ay sidoo kale ku dhinteen shan qof oo rayid ah.

Sidoo kale weerar kan la mid ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacday deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose, gaar ahaan deegaanka Dugule oo ay ku geeriyoodeen ugi yaraan 45 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab.
Goob jooge ku sugan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Radio Muqdisho u sheegay in weerarka xagga cirka ah lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen horjoogayaal ka tirsan kooxda Shabaab oo isugu jirta ajaanib iyo kuwa Soomaali ah, waxaana sidoo kale la duqeeyay guryo ay kooxdaasi ku dhuumaaleysanayeen.

Qasaaraha ka dhashay duqeymaha ayaa isa soo taraya, waxaana la rumeysanyahay in weerarka xagga cirka ah uu qasaare lixaadleh u geystay kooxda Shabaab.

Previous Post

Xulka DR Congo oo u Soo Baxay Semi-finalka Koobka Qaramada Afrika โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Xulka Australia oo Ku Guuleeystay Koobka Qaarada Aasiya โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Xulka Australia oo Ku Guuleeystay Koobka Qaarada Aasiya โ€œSAWIRROโ€

Xulka Australia oo Ku Guuleeystay Koobka Qaarada Aasiya โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In