Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogayaal Soomaali iyo Ajnabi ah oo lagu laayay Shabeellaha Hoose

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Howlgallo qorshaysan oo Danab  ay ka fulisay Jubbada Dhexe

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan ku dilay horjoogayaal sare oo ka tirsan Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED

August 24, 2026

Horjoogayaasha lagu dilay howlgalkaan ka dhacay deegaanka Gandarshe ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ka mid ah Horjooge Ajnabi ah oo mudo dheer ku dhuumaalaysanayay dalka. Sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiyay Taliyaha qeybta 12-ka April General Cumar Dheere.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/08/WAREYSI-TALIAYAH-QEYBTA-12-APRIL-GENARAL-CUMAR-DHEERE.mp3

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in Maleeshiyaadka lagu dilay hawlgalkaan ay ka badan yihiin ilaa toban, sidoo kalana ay jiraan maleeshiyaad isku dayaya inay baxsadaan kuwaasi oo wali lagu raadjoogo.

Previous Post

Barnaamijka Midnimo oo looga hadlay muhiimadda isku duubnida Bulshada Soomaaliyeed

Next Post

Cadaado oo lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka+Sawirro

Next Post
Cadaado oo lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka+Sawirro

Cadaado oo lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka+Sawirro

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED

August 24, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur...

Hay’adda Qaxootiga oo la wareegtay daawo loogu talagalay dadka dalka kusoo laabanaya

Hay’adda Qaxootiga oo la wareegtay daawo loogu talagalay dadka dalka kusoo laabanaya

August 24, 2026
0

Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa la wareegtay daawo iyo agab caafimaad oo loogu talagalay dadka Soomaaliyeed ee dalka kusoo...

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In