Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge ka tirsaana Al-shabaab oo isku soo dhibay Ciidaanka Xogga Dalka guutaada 10aad ee Gedo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsaana Al-shabaab oo isku soo dhibay Ciidaanka Xogga Dalka guutaada 10aad ee Gedo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiisha Ciidamada Guutada 10 aad ee Xogga Dalka ee Gobalka Gedo ayaa maanta soo bandhigay Horjooge  ka tirsana Kooxda Maleshiyaadka Al-shabab

Ibraahim Xasan Cabdiraxmaan waxaa uu warbaahinta u sheegay in uu ka taanaasulay fikirki ku salaysnaa Gumaadka umadda soomaaliyeed ee Alshabab

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Amaandulaha Guutada 10 aad ee Ciidamada Xooga Dalka ee Gobalkan Gedo Gashaanle Dhexe Cusmaan Sheekh Cabdi Qorax oo warbaahinta qaranka ugaa warbixiyay ,Horjoogahan ka soo goostay kooxda Al-shabaab ka naa hawl gali jiraay Degaanada ka tirsaan Gobolka Gedo gaar ahaan Degaanka Ceelcade.

Horjoogahaan hada ku jiraha gacanta ciidaanka Xogga Dalka ayaa isku soo dhibay ciidaanka kadib markii u udulqaadan wayay sida u sheegay arxaan la,aanta Argagixisaada Al-shabaab ay ugeeysanay shacaabka soomaaliyeed iyo dhibaatooyinka maleeshiyaadku ay geeysanyaan dadka shacaabka ah.

Dhanka Kale waxaa galinki  Dambe ee shalay Duqayn dhanka Cirka loogu gaystay inta u dhaxaysa Degaanka Faafaxdhuun iyo Degaanka Daadrusalaam ee isla Gobalkan Gedo Saraakiisha iyo Askar ka tirsan Maleeshiyaadka  Al-shabaab oo xiligaasi qorshaynayay in ay dhibaato u gaystaan Shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.

waloow ay sii rasmiyaa an loo shaacin dhimaashada iyo dhawaca kasoo garay duqeeymahaasi lagaa fuliyay Faafaxdhuun iyo Degaanka Daadrusalaam oo ay ku dhumaalaysanyan kooxada Al-shabaab

Previous Post

W/Kuuriya oo dalka Syria ka caawineysa wax soo saarka hubka Kiimikada.

Next Post

Taliyaha Asluubta Soomaaliyeed oo Gaaray Magaalada Doha ee wadanka Khadar

Next Post
Taliyaha Asluubta Soomaaliyeed oo Gaaray Magaalada Doha ee wadanka Khadar

Taliyaha Asluubta Soomaaliyeed oo Gaaray Magaalada Doha ee wadanka Khadar

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In