Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge ka tirsanaa Kooxda Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka Xoogga Dalka.

admin by admin
4 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsanaa Kooxda Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka Xoogga Dalka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda nabadiidka Al-shabab ayaa isku soo dhiibey ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad CXDS

Maxamed Kuulow Ali waxa uu ka mid ahaa Horjoogiyaasha  sare ee Nabadiidka Alshabab , waxa uuna kooxda Alshabab ku jirey mudo 1sano isagoo  ka soo howlgaley tuulooyin iyo deegano hoos imaada Gobolka Bokool.

Related posts

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026

Horjooge Maxamed Kuulow ayaa Sheegey in uu la Kulmeyey amiirada sare ee Kooxda Nabadiidka Alshabab, wuxuuna Ka sheekeyey Dhacdooyinkii foosha xumaa ee nabadiika Alshabab ay kula dhaqmeyeen shacabka Soomaaliyeed iyo dhibaatooyin kala duwan uu kala kulmey.

Dhanka Kale wuxuu saaxibadiisa ku jira kooxda nabadiidka Al-shabab ugu baaqey in ay isku soo dhiibaan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay guddiga KMG ee gargaarka dadkii laga soo musaafuriyey laascanood.”SAWIRRO”

Next Post

Xukunka tuugo dhac u gaysatay Carwo ku taal Magaalada Muqdisho

Next Post
Xukunka tuugo dhac u gaysatay Carwo ku taal Magaalada Muqdisho

Xukunka tuugo dhac u gaysatay Carwo ku taal Magaalada Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In