Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge ka tirsanaa Xisbullaah oo lagu dilay dalka Suuriya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsanaa Xisbullaah oo lagu dilay dalka Suuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda  mintidiinta ah ee Xisbullah oo magaciisa lagu sheegay Mustafa Badreddine. ayaa lagu dilay duqeyn dhanka cirka ah oo ay israa’iil ka geysatay gudaha Suuriya.

Mustafa Badreddine ayaa ahaa ninka labaad ee ugu sarreeya hoggaanka Xisbullah, waxa uuna hadda hoggaaminayay mitidiin ka tirsan kooxdani oo taageeraysay ciidamada dowladda Suuriya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xisbullah ayaa warbixin qoraal ah oo ay soo saartay ku sheegtay in Badreddine uu tan iyo sanadkii 1982 uu ka qayb qaadanayay hawlgallada kooxdaasi.

Horjoogahan la dilay ayaa hore loo saaray xannibaad caalami ah kaddib markii Qaramada Midoobey ay ku eedeysay in uu ka dambeeyay dilka ra’iisalwasaarahii hore ee Lubnaan Rafiq Xariiri.

Maxkamad ku taala dalka Kuwait ayaa horey dil ugu xukuntay Badreddine oo ku eedeysnaa qarax dalkaasi ka dhacay waxaase uu xabsiga ka baxsaday xilligii weerarkii Ciraaq ee sanadkii 1990-kii.

Previous Post

Jaamacadda Carabta oo ka shireysa sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhallinyarada “Dhageyso”

Next Post

Gudoomiyaha Baraawe “Waxaa socda howlgal lagu furayo waddooyinka”

Next Post
Gudoomiyaha Baraawe “Waxaa socda howlgal lagu furayo waddooyinka”

Gudoomiyaha Baraawe "Waxaa socda howlgal lagu furayo waddooyinka"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In