Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogihii Al-Shabaab U Qaabilsanaa Deegaanka Mubaarak Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Horjoogihii Al-Shabaab U Qaabilsanaa Deegaanka Mubaarak Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalkaani ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ay ku gaareen degaanka Mubaarak oo hoostaga Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa fulinaya guutada 16-aad kumaandooska xoogga dalka ee DANAB iyo guutada 17-aad kumaandooska xoogga dalka ee Gor-gor.

Ujeedka howlgallada ayaa ah baacsiga maleeshiyaadka Al-Shabaab kuwaasi oo intooda badan isaga cararay degaanka Mubaarak kadib markii ay kawarheleen kumaandooska xoogga dalka oo gudaha ugalay.

Related posts

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026

Taliyada guutada 16-aad kumaandooska xoogga dalka DANAB Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in ciidanka haatan ay baaritaanno amniga lagu xoojinayo ka wadaan degaanka kaasi oo ay ku xaqiijinayaan Nabadgelyada.

Gaashaanle Ismaaciil  ayaa tilmaamay in ciidanka XDS ay howgalka kusoo qabteen horjoogihii argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa degaanka Mubaarak oo lagu magacaabo Macalin Cabdulaahi, ayna goobta ku dileen afar ka tirsan argagixisada Al-Shabaab.

Taliyaha ayaa intaasi ku daray in ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka wadooyinka ay ka soo saareen miinooyinka argagixisada ay aaseen, kuwaasi oo ay doonayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Akhrinta 1aad Marsiiyay Labo Hindise Sharciyeed Oo Muhiim U Ah Dalka

Next Post

Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Maanta Ka Furmay Dhuusamareeb

Next Post
Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Maanta Ka Furmay Dhuusamareeb

Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Maanta Ka Furmay Dhuusamareeb

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In