Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxii Argagixisada u qaabilsanaa afduubka Ajaanibta oo lagu soo bandhigay Camaara

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Madaxii Argagixisada u qaabilsanaa afduubka Ajaanibta oo lagu soo bandhigay Camaara
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Camaara ee gobolka Mudug ku soo bandhigay Horjoogihii Argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa afduubka Ajaanibta.

Magaca horjoogaha lagu qabtay Camaara waxaa lagu sheegay Jabriil Saciid Cali, waxuuna kooxda u qaabilsanaa Afduubka Ajaanibta arrimaha samafalka u yimaada Soomaaliya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Jabriil waxaa la sheegay inuu horay u qafaashay weriyeyaashii ka kala socday dalalka Faransiiska iyo Jarmalka, kuwaas oo uu ka qaatay lacago madax-furasho ah.

Ciidamada dowladda ayaa gelinkii dambe ee shalay gudaha u galay Camaara jyo deegaano kale oo ka tirsan koonfurta gobolka Mudug, waxaana saacadihii u dambeeyey howlgalladaas lagu khaarajiyay in ka badan 200 oo dagaalame oo ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab, kuwaas oo isugu jira maleeshiyaad iyo horjoogayaal, sidoo kale saanad ciidan oo xoog leh ayey ciidamada qaranku ku furteen howlhallada.

Shacabka magaalada Camaara ayaa ku bogaadiyey ciidamada qaranka gulufka dagaal ee ka socda gobolka Mudug, kaas oo lagu soo afjarayo Argagixisada ku dhuumaaleysata deebaano yar oo ka tirsan gobollada Mudug iyo Galgaduud ee Galmudug.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmayo Guddiga Doorashooyinka Xildhibaanadda Goboladda Waqooyi.

Next Post

Soomaaliya oo gashay kalmaha ugu horeya tartanka ciyaarta oradka

Next Post
Soomaaliya oo gashay kalmaha ugu horeya tartanka ciyaarta oradka

Soomaaliya oo gashay kalmaha ugu horeya tartanka ciyaarta oradka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In