Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjoogiyaal lagu dilay duqeymo ka dhacay Mudug

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Duqeeyn qasaare geysatay oo kooxda UGUS lagula beegsaday Galgaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Qaranka oo taageero ka helay Ciidamada Maraykanka ayaa weerar qorshaysan Ka fuliyay fariisimo Alshabaab ku lahaayeen Gobolka Mudug, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya.

 

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Hawlgalkaan oo dhacay saaka waabarigii ayaa daba socday weerar kale oo  shalay ka dhacay deegaanka Maamiye ee degmada Xarar dheere ee gobolka Mudug.

Goobaha la beegsaday ayaa Alshabaab u aheyd saldhig ay ka abaabulayeen weeraro ka dhan ah Shacabka Soomaaliyeed.

Howlgalkaan waxaa ku naf waayay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab mana jirto waxyeelo soo gaartay shacabka ku nool deegaanada howlgalka laga fuliyay.

Tani waxeey muujinaysaa sida Ciidamada Qaranku awood ugu leeyihiin in ay ku beegsadaan Alshabaab goob kasta oo ay ku sugan yihiin iyo sida kooxdu ay ugu nugushahay in talaabo looga qaado goobkasta oo ay ku dhuumaalaysanayaan, sida lagu sheegay qoraalka wasaaradda warfaafinta.

Dawladda Soomaaliya waxaa ka go’an in ay ka hor istaagto argagixisada in ay waxyeeleeyaan bulshada waana taas sababta loo joogtaynayo hawlgalada nuucaan ah.

Previous Post

Dhagar qabayaal ka tirsan Daacish oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Maraykanka +Sawiiro

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Ra'iisul wasaaraha Talyaaniga

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In