Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hormuud oo $100 kun u qeybisay carruur agoon ah

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Hormuud oo $100 kun u qeybisay carruur agoon ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Lacagtaan deeqda ah ee maanta ay hey’ada samafalka Hormuud Foundation u qaybisay caruurta agoonta ah ee magaalada Muqdisho ku nool qaarkood ayaa waxaa ay gaareysaa 100 kun oo dolar waxaana ay qayb ka tahay  deeqaha lacagta iyo raashinka isugu jira ee Hormuud ay dhawaanahaanba ku afurineysay dadka danyarta ah.

Kulanka lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galay maamulayaasha ilaa 18 hay’adood oo iyagu xanaaneeya caruurta agoonta waxaana mas’uuliyiinta hormuud Foundation ay kala hadleen maaamulayaasha sida loo gaarsiin karo lacagtaas caruurta agoonta ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Qaar ka mid ah maamulayaasha ayaa waxaa ay ka mahad celiyeen taakuleynta Hormuud ee caruurta agoonta.

“In waxeeda aan gaarsiineyno dadkii aad ugu talo gasheen aan gaarsiineyno waa balan qaad anaga ayay na dul saran  tahay insha’alaahu tacaalaa Hay’ada waxaan u rajeyneynaa kheyr badan ”ayay sheegeen.

“Waxaan idin leeyahay  horta hore jasada ilaahaa bixiya ilaahaybaan horta idiin weydiineynaa in uu abaal marin idinka siiyo  barnaamijkaan aad maanta bilawdeen oo aad dhahdeen mu’asasadaa wax ugu dhiibeynaa waa fikir aad u wanaagsan runtii marka la yiraahdo  sababta dadkani waa dadkii gacanta ku hayay”.

Maamulaha hay’ada Hormuud Foundation Muuse Axmed Nuur oo gaba gabadii ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in arinkaan ay ku taakuleynayaan agoonta Soomaaliyeed uu qayb ka yahay barnaamijyada bisha barakeysan ee Ramadaan ay shirkadu ku caawineyso dadka danyarta ah.

“Duca iyo amaanba adinkaa mudan adinkaa hayay cidaan wax siino ma aragneen hadaadnaan meel ku hayn lahayn sababtoo ah suura galba maahan agoon banana marayay in si wax loo siiyo  malahan ama nidaam wax lagu siiyaa waa adkaanaa ama wixii yaraayoo aad haysay si wax loogu nidaamiyaa waa adkaanee  in aad meel ku haysaan oo aad mas’uul u tihiinbaa micno badan sameyneysa  waxaan halkaa idin gudoonsiin doonaa halkaa 18  kaas hay’adood oo agoomaha haya  lacag 100 kun ah in sha alaah oon idiin kala qaybin doono hadii alle yiraah”, ayuu yiri Axmed.

Previous Post

Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeyay Afgooye

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka oo deeq dawo ah gaarsiisay Isbitalka dhexe ee Cadaado-Sawirro

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka oo deeq dawo ah gaarsiisay Isbitalka dhexe ee Cadaado-Sawirro

Wasaaradda Caafimaadka oo deeq dawo ah gaarsiisay Isbitalka dhexe ee Cadaado-Sawirro

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In