Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horor kii Dilay Hindiyo miyaa maanta la Hayaa? “Dhagayso Barnamij”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Horor kii Dilay Hindiyo miyaa maanta la Hayaa? “Dhagayso Barnamij”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnamijkan oo ka hadlaayo, Dilkii dhagar qabayaal ka tirsan Kooxdo Ugus ay u gaysteen, Wariye Hindiyo Xaaji Max’ed Allaha u naxariistee, 3 dii December ee Sanadkii 2015 ka ayaa waxaa diyaariyay, Wariyaheena C/casiis Max’uud Guuleedd Africa,

Waxaana uu Barnamijka si qota dheer uga hadlayaa, Nolosha Halyeeyadd Hindiyo Xaaji Max’ed oo 2012 kii isla Kooxda Ugus ay dileen Saygeedii Liibaan Cali Nuur Allaha u wada naxariistee.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Barnaamijka, oo muddo badan shaqadiisu ay socotay ayaa lagu soo bandhigayaa raggii ka dambeeyay dilka Wariya Hindiyo Xaaji Max’ed Allaha u naxariistee iyo sida ay hadda tahay nolosha reerihii ay ka bexeen, Hindiyo Xaaji iyo Saygeedii Liibaan Cali nuur allaha u naxariiste, gaar ahaan Caruurtii ay ka tageen.

Camirman ka Barnamijka, C/qaadir Muxudiin, sidoo kale hagaajintuna, waa  Max’ed Cabdi Xuseen Caraaye.

Halkaan ka Dhagayso Barnamijka.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/01/BARNAMIJKA-KA-HADLAYA-KOOXIHII-DILAY-ALLAHA-U-NAXARIISTEE-WARIYE-HINDIYO-XAAJI-MAXAMED-OKokkk.mp3
Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka Maanta 05 01 2016

Next Post

Taliyaha Boliiska oo Shacabka ka Dalbaday inay kala shaqeeyaan Amniga

Next Post
Taliyaha Boliiska oo Shacabka ka Dalbaday inay kala shaqeeyaan Amniga

Taliyaha Boliiska oo Shacabka ka Dalbaday inay kala shaqeeyaan Amniga

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In