Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Horseed Iyo Batroolka Labada Dhinac Guul Waa U Muhiim

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Horseed Iyo  Batroolka Labada Dhinac Guul Waa U Muhiim
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Horseed Waxay Dooneysa in horey ay u Socoto Maadama Sadexdii Kulan ee Ugu danbeysay aysay arkin Wax Guul ah halka Batroolka ay ku qasban tahay in ay badiso si ay ugu dhaqaaqdo kaalimaha hoos loogu labto oo ay u jirto hal dhibic balse hadii ay adkaato waxaa u jirsan doonta afar dhibcood saafi ah.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Kooxda Ciidanka Xooga ee Horseed Waxay Ku qasban tahay in ay ka adkaato kooxda Batroolka si ay soo Ceshato Kaalinta Labaad kala Horeynta Horyaalka Soomaaliya oo ay ka gashay kooxda Banaadir oo ka adkaatay kooxda Waxool.

Horseed Kulankii ugu danbeyay oo ay soo ciyaartay Madbacadda oo ay ku kala tageen 1-1 Kulan xiiso badan oo ay wada Ciyareen Labada Kooxod halka kooxda Batroolka kulankeedii u danbeyay guuldaro ay kala kulantay kooxda Jenyo oo 6-0 ugu adkaatay Batroolka.

Horseed 11-kulan oo ay soo ciyaartay horyaalka Soomaaliya waxay adkaatay lix kulan hal kulan waa laga adkaaday ayadoo afar kulan barbaro ay gashay, Batroolka waxay adkaatay dhamaan kulamada ay Ciyaartay horyaalka Soomaaliya laba kulan oo quraa ayadoo ayadoo shan kulan barbaro gashay afarna lumisay dhamaan 11-kii kulan oo ay Ciyaartay Horyaalka Soomaaliya 11-dhibcood ayeey uruursatay kaalinta 7-aad ayaa kaga jirtaa horyaalka Soomaaliya.

Horeseed iyo Batroolka kulankii wareegi hore oo ay soo wada ciyareen labada kooxod hadii aan dib idiin xusuusino Horseed ayaa adkaatay oo 5-1 ku dhufutay Batroolka Waana Mid ka Mid ah Kooxihii Bari Samadkii ayadoo dib loo aas-aasay kooxda Batroolka Ex Otobaarka.

Horseed hadii ay adkaato waxaa laba dhibcood hogaanka kaga hayn doonto kooxda horyaalka difaacanayso ee Dekadaha taasi ooh al kulan oo quraa laga adkaatay sadexna barbaro gashay halka horsed afar barbaro ay gashay.

Previous Post

Madbacadda Vs Heegan Iyo Kala Horeynta Horyaalka

Next Post

WAR-SAXAAFADEED: BOORSOOYIN LACAG LAGA SOO BUUXIYAY OO LAGU QABTAY GAROONKA AADAN CABDULLE

Next Post
WAR-SAXAAFADEED: BOORSOOYIN LACAG LAGA SOO BUUXIYAY OO LAGU QABTAY GAROONKA AADAN CABDULLE

WAR-SAXAAFADEED: BOORSOOYIN LACAG LAGA SOO BUUXIYAY OO LAGU QABTAY GAROONKA AADAN CABDULLE

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In