Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Horseed Oo Guul Ku Soo Xirtay Horyaalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Horseed Oo Guul Ku Soo Xirtay Horyaalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxaha Elman iyo Horseed ayaa soo gaba gabeeyay kulamadoodii ugu danbeyay horyaalka soomaaliya kulan galabta ay ku ciyaaren garoonka banaadir ee degmada cabdi casiis

Related posts

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026

Ciyaarta ayaa ahayd mid xiiso gooni ah xamaarsan waxaana Cabd Joon oo ka tagay Elman uu ka hor yimid kooxdisii hore ayadoo uu leylinayo kooxda horseed oo dib uu ugu laabtay

Kulan xifaaltan ka muuqday oo ay wada ciyareen labada kooxod ayaa waxaa 3-2 ku adkaatay kooxda horseed iyo Cabdi Joon labada ka mid sadexda gool ee kooxda elman waxaa saxiixay Cadaani bare ciise waxaana horseed ay ku soo gaba gabeysay horyaalka soomaaliya 2018 guul ayadoo Elman ay ku soo gaba gabeysay

Elman ayaa ku guul dareysatay in ay ka adkaato kooxda Horseed shantii kulan ee ugu danbeysay oo horyaalka soomaaliya ay wada ciyareen waxaana kooxda Elman oo ka adkaata Horseed ugu danbeysay xili ciyareedkii 2015 kulan Elman ay la ciyaartay kooxda Horseed 19-kii bishii-3-aad -2015 shan kulan oo kulankaasi kadib ay wada ciyareen labada kooxod elman ma aysan adkaan kulan quraa waxaana laga adkaaday shantaasi kulan sadex halka laba jeer barbaro ay galeen

Sagalkii kulan ee u danbeyay oo labada kooxod ay wada ciyareen ayaa kooxda Elman waxay adkaatay hal kulan oo quraa ayadoo afar jeerna barbaro ay la gashay kooxda Ciidanka Xooga waxaana halkaasi ka muuqata rikoor aad u liita oo ay ka haysato elman dhigeeda Horseed

Previous Post

Wasaaradda Awqafta Soomaaliya oo heshiis iskaashi la sixiixatay Wasaaradda Awqafta Kuwait ” Sawiro”

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo furay Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka saxaafadda ee is cafinta bulshada “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo furay Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka saxaafadda ee is cafinta bulshada “SAWIRRO”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo furay Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka saxaafadda ee is cafinta bulshada "SAWIRRO"

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
0

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta.   War...

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Baniโ€™aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฎ ๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ž ๐Š๐š ๐†๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง ๐๐ฎ๐ซโ€™๐š๐š๐ง ๐จ๐จ ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In