Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horyaalka kubadda koleyga 2015-16 oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Horyaalka kubadda koleyga 2015-16 oo ka furmay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxa magaalda Muqdishio gaar ahaan garoonka Wiish ka furmay horyaalka kubadda kolega 2015-16, waxaana xafalada furitaanka ka  qayb galay mas’uuliyiin ka socotay Guddiga Olombiakada qar ka mid ah xirirada, madaxada xiririka kubada kolegya iyo marti sharaf kale.

Ugu horeeyn waxaa halkaasi ka hadlay ku simaha xoghayaha Xiriirka kubada koleyga  Cabdi Cabdulle Baasaale waxuuna tilmamay in ay horyaalka sanadkan ay ka qayb galayaan 10 koox , halkii ay horey u ahaan jireen sideed koox isla markana ay kooxuhu diyaar usoo galeen tartanka   ayna ka rajeynayaa in  cayaaro wanasgan ay soo bandhigaan.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Guddoomiyaha xiriirka kubada Koleyga Cabdullaahi Nuur Maxmaed Caddaani oo  xaflada ka hadlay ayaa sheegay in sanadkan   garsoori doonaan horyaalka garsoorayaal aqoontoda sare loo qaaday oo lix ka  mid ah ay ku guulaysteen  shahaada heerka soon ah   wuxuuna intaasi ku daray in laga rajeynayo in  ay soobadnhigaan habgarsoor wanaagsan oo cadaalad ah.

Guddoomiye Cadaani ayaa  intaa kudaray   in  xiriirka horyaalkan ka xulan doono cayaartoydii matali lahayd  qayabaha kale gedisan ee xulka qaranka, basle aanan  la xuli doonin cayaartooy  aqlaaqadiisa aysan wanaaagsanayn si kasta uu u cayaar wanaagsan yahay, waxuuna  maamulka , kooxaha , cayaartoyda iyo taaageerayasha ka codsaday in laga wada shaqeeyo sidii uu tartanka ku wanaagsananaan lahaa.

Ugu dambayn waxaa  goobta ka  hadlay  oo tartanka   furay  Madaxa Amuuraha Gobolada Gos, Ibraahim Xuseen Cali Roombe   waxuuna sheegay in xiriirka kubadda Koleyga uu horumar ku talaabsanayo si gaar ah ay u farxad gelinayso tirada kooxaha heerka koowaad oo sare loo qaaday taasna ay tartanka ka dhigayso mid xiiso leh.

Kulanki furitaanka horyaalka   oo lagu daah furay  kooxda Heegan oo horyaalka difacaysa  iyo Gaadiidka  oo sanadkan ku cusub horyaalka waxayna 66-27 guusha ku raacday Wiilasha  Heegan.

Goolkii ugu horeeyay Horyaalka Waxaa dhaliyay Cali Bile oo No 15 u qaata  kooxda Heegan ,halka Cusmaan Cali Guuleed oo No 4 u qaata Heegan uu dhaliyay goolashii ugu badnaa  kulanka  13 .

_MG_9436 _MG_9443 _MG_9562 _MG_9574 _MG_9577 _MG_9580 _MG_9585 _MG_9608 _MG_9631 DSC09371 IMG_9367 IMG_9372 IMG_9374 IMG_9384 IMG_9389 IMG_9408 IMG_9415 IMG_9425 IMG_9458 IMG_9489 IMG_9545

Previous Post

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Masjid laga dhisayo aqalka dowladda hoose+Sawirro

Next Post

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha Turkiga oo badbaadiyay nin doonayay in uu iska tuuro Kaabad ama Buundo dheer

Next Post
Daawo Sawirrada: Madaxweynaha Turkiga oo badbaadiyay nin doonayay in uu iska tuuro Kaabad ama Buundo dheer

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha Turkiga oo badbaadiyay nin doonayay in uu iska tuuro Kaabad ama Buundo dheer

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In