Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hoteel Siyaad oo maanta dib loo furay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Hoteel Siyaad oo maanta dib loo furay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hotelka Siyaad oo Maleshiyaadka Al-Shabaab ay weerareen Bishii Ramadaan ee lasoo dhaafay ayaa dayactir lagu sameeyay kadib maanta dib loofuray waxaana ka qeybgalay Munaasabada dib loogu furayay Hotelkaasi Saraakiil katirsan Ciidanka Boliska Somaaliyeed ,Agaasimaha Guud ee wasaarada Warfaafinta ,dhaqanaka iyo dalxiiska ,qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Marti sharaf kale.

Gudoomiyaha Degmada Warta Nabadda Yaasiin Nuur Ciise oo ku hadlayay Magaca Maamulka Hotelka Siyaad ayaa ugu horeyn sheegay in maanta dib loofuray Hotelka oo dayactir lagu samaeeyay kadib Weerarkii Maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku qaadeen wuxuuna intaa ku daray in Amniga Hotelka Siyaad wax laga badalay.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026

“Bishii Ramadaan 24-keedii xili maqribnimo ah ayaa Hotelkan Weerar ka dhacay tiro ciidan ah ayaa soo gashay ilaahey mahadii qolalkii ay meeshii ay arbeena ma dhicin oo ilaahey meelkale ayuu aadiyay waxay rabeen inay sameeyaana ma aysan sameynin Hoteelka oo maanta furitaankiisa aan joogno in customerkii iyo asxaabtii uu lahaan jiray in maanta wixii ka dambeeyana insha’allah Amnigooda iyo customerkii fiicnaa iyo servicekii fiicnaa ee nalagu yaqaanay hotel Siyaad ahaana in laga heli doono ayaan rajeyneynaa markii uu qalad dhacana waxaa laga bartaa cilmi wixii dhacayna waxbaan ka baranay”  ayuu yiri gudoomiyaha degmada Warta nabadda.

Guddoomiyaha degmada Waaberi Xaawo Kiin Maxamuud Cali oo munaasabadda ka hadashay ayaa soo dhaweeysay furitaanka hoteelkaasi, iyadoo sheegtay in weerarada argagixiso ee Alshabaab aysan hakin doonin horumarka bulshada, waxeyna ku dhiirrigelisay ganacsatada iney kordhiyaan maalgelinta dalka.

 IMG_5500 IMG_5515 IMG_5526 IMG_5527 IMG_5529 IMG_5533 IMG_5536 IMG_5540 IMG_5541 IMG_5544   IMG_5553 IMG_5554 IMG_5555  IMG_5562  IMG_5568  IMG_5582 IMG_5583  IMG_5591 IMG_5592 IMG_5593 IMG_5596 IMG_5597

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed  

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Mudanayaasha Baarlamanka oo markale su’aalo weydiiyay wasiirka waxbarashada

Next Post
Mudanayaasha Baarlamanka oo markale su’aalo weydiiyay wasiirka waxbarashada

Mudanayaasha Baarlamanka oo markale su'aalo weydiiyay wasiirka waxbarashada

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In