Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hotelka Makah Al mukarama oo dib loo howlgaliyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Hotelka Makah Al mukarama oo dib loo howlgaliyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

GurayXaaji Xasan milkilaha  hotelka Maka Al-mukarama oo ay wajigiisa ka muuqato  farxad ayaa sheegay  in  uusan wax niyada jab ah ku keeni dooni qaraxyada  maleyishaadka  UGUS magaaladda  Muqdisho  ka geystaan mararka qaar ayna  ka go’antahay  in kalintooda ka qaataan dib u dhiska dalkooda

“waxaan aad  ugu farasanahay in an  dib uhowl   galiyo  hotelka , tani waa mid  muujinaysa jaceylka an u qabno dalkeena ina  hormarino ,dadka  ka soo qayb galay furitankiisa  waxana leyahay,  qof kasta malintiisa ayey dhamanysaa dalkuna wa nabad”ayuu yiri Gurey.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Ciidanka  Hay’adaha  amniga Soomaaliya  ayaa dad  badan oo shacab ah  oo kusugnaa  hotelka ka soo  bad-baadiyey  dhibaatadii  maleshiyadka Soo wareeray  ayku doonayeen in ay  ugaystaan halka  kuwa  kalena ay siyaabo kala duwan  allah kaga bad baadiyey.

Danjiyaha  dowlada Soomaaliya  udhiya dalka  Germany  Maxamed  Maxamuud TIFOW ayaa  kamid  ahaa dadkii ka badbaaday weerarkii UGUS ku qaaday bishii March  waxaa uuna  tilmaamay  in malintaasi ahayd  malin naxdin badan oo saameyn kulaheyd.

“Maalintaasi waxay ahayd malin naxsin badan  waxaana  ku geeriyooday saaxiibkey Danjire Bari Bari weerarkii argagixiso waxana  tacsi  udiraynaa  guud ahaan dadkii ku geeriyaaday” Ayu yiri danjire Tifow.

Ururka  gumaadka umadda Soomaaliyeed   ee UGUS ayaa weeraro kale duwan waxa ay  kagaysteen goobo  ganacsi iyo baraha ay isugu yimaadaan dadka shacabka ah iyagoo ujeedkoodu yahay in wadanka lagu kala cararo oo aan bulshadu si nabad gelyo ah isugu imaan  hotelada ganacsiga ee ay weerareen waxaa ka mid ah Makah  Al mukarama,  Central, SYL iyo kuwa kale

“Cadowgu ujeedooyinka  uu leeyahay waxaa ugu horeeya in uu dhawaco, cuuryaamiyo  hormarka iyo  nolosha umaddaSoomaliyeed, iyo in ay niyada jabiyaan  dadka Soomaliyeed ee  dib ugu soo labanaya in ay maalgashiga ku samaynaya dalkooda, kuna faraxsan in ay arkaan dalkoodda oo  nabad ah “ayuu  yiri Cali Maxamed Geedi.

Xildhibaan  Amina Maxamed  Cabdi ayaa guud ahan shacabka Soomaaliyeed  ee doonaya in ay ka qayb  qaataan hormarka dalka in qaraxyada  ka dhacaya magalada muqdisho  ay la mid yihiin kuwa ka  dhaca  guud ahaan caalamka.

Previous Post

Olole Nadaafadeed oo maanta ka bilowday degmada Kaaraan{SAWIRRO}

Next Post

Shirka wasiirada caafimaadka Carabta oo Masar lagu soo gabagabeeyay{SAWIRRO}

Next Post
Shirka wasiirada caafimaadka Carabta oo Masar lagu soo gabagabeeyay{SAWIRRO}

Shirka wasiirada caafimaadka Carabta oo Masar lagu soo gabagabeeyay{SAWIRRO}

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In