Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgal Khawaarijta lagu ciribtirayo oo ka bilaabanaya gobolka Bakool

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Howlgal Khawaarijta lagu ciribtirayo oo ka bilaabanaya gobolka Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed iyo Saraakiisha ciidamada ayaa hadal dhiiri-gelin iyo dardaaran isugu jira u jeediyay ciidamo ka tirsan xoogga dalka, kuwa daraawiishta iyo shacab is abaabulay oo isku diyaarinaya dagaalka ka dhanka Khawaarijta Al-shabaab.

Ciidamadan ayaa ujeedkooda wuxuu yahay in ay argagixisada Ka xoreeyaan deegaanada xudduuda ee gobolka Bakool.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Guddoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool, ayaa xoojiyay in ciidanka looga fadhiyo in ay dardar geliyaan dagaalka looga soo horjeedo Khawaarijta ee ka bilaabanaya deegaanada Koonfur Galbeed gaar ahaan gobolkaas.

“ Waxaan rabnaa in kooxahan argagixisada laga dulqaado shacabka,” ayuu yiri guddoomiye Tool.

Ilaa iyo hadda guulo wax ku ool ah ayaa laga gaaray howlgalada ka socda gobolada dalka ee lagu diidan yahay dhagar-qabayaasha Al-shabaab, waxaana maalinba maalinta ka dambeysay jiidaha hore tegaya oo dagaalka ku biiraya shacab Soomaaliyeed oo doonaya in ay ka mira dhaliyaan howlgalada culus ee ka dhanka ah Khawaarijta.

Previous Post

Wasaaradda Beeraha XFS Oo Shan Kun Dollar Ku Wareejisay Guddoomiyaha Hay’adda Musiibooyinka Qaranka

Next Post

Hay’adda İHH oo kaalmo gaarsiisay dadkii ku dhaawacmay qaraxii Soobe+Sawirro

Next Post
Hay’adda İHH oo kaalmo gaarsiisay dadkii ku dhaawacmay qaraxii Soobe+Sawirro

Hay’adda İHH oo kaalmo gaarsiisay dadkii ku dhaawacmay qaraxii Soobe+Sawirro

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In