Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgal lagu dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta oo ka dhacay gobolka Baay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Howlgal lagu dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta oo ka dhacay gobolka Baay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed gaar ahaan Urarada 46-aad iyo 47-aad ee Guutada 8-aad qeybta 60aad ayaa xalay howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaannada kala ah Sarmaan Dheere iyo Mooro Bus-Bus ee Gobalka Baay ku khaarajiyay horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta.

Horjooge Cabdullaahi Aliyow iyo Ahmed Najiib Cabdisalaan ayaa kamid ah khawaarijta lagu laayay howgallada qorshaysan ee ka dhacay gobolka Baay ee dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Maleeshiyaadka ayaa lacago baad ah ka qaadi jiray deegaannadan iyo waddooyinka isku xira gobollada Baay iyo Gedo, iyadoo laga furtay hub-kii ay shacabka ku dhibaateyn jireen.

Dadka ku dhaqan deegaannadaas iyo kuwa isticmaala waddooyinka isku xira Baay iyo Gado ayaa soo dhaweeyey howgalkan, iyagoo sheegay in maleeshiyaadkan shacabka ka qaadi jireen lacago baad ah.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo kulan sagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha QM

Next Post

Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir oo Markale maanta dhageysaneyso kiiska dacwada Saydi Cali.

Next Post
Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir oo Markale maanta dhageysaneyso kiiska dacwada Saydi Cali.

Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir oo Markale maanta dhageysaneyso kiiska dacwada Saydi Cali.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In