Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgal lagu dilay Maleeshiyaad laguna soo qabtay hub oo ka dhacay Marka

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Howlgal lagu dilay Maleeshiyaad laguna soo qabtay hub oo ka dhacay Marka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalkan oo ay magaalada Marka ka sameyeen ciidammada xoogga Dalka ayaa lagu dilay maleeshiyada Al- shabaab ka mid ah iyadoo lagu soo qabtay hubkii ay isticmaalayeen.

Guddoomiyaha Degmada Marka Maxamed Cismaan Yariisow oo u waramay Radi Muqdisho ayaa sheegay in ciidammada xoogga  howlgal ay ka sameyeen qeybo ka mid ah magaalada ay ku dileen Labo kamid ah maleeshayaad Al-Shabaab.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sidoo kale waxay ciidammada gacanta ku dhigeen hub kala duwan sida uu noo xaqiijiyay Guddoomiyaha Degmada Marka.

Yariisow aya intaas ku daray in wali Ciidamada ay baaritaan ka wadaan  qeybaha ay ka koobantahay Magaalada Marka, goor dhawna warbaahinta loo soo bandhigi doona natijooyinkii ka soo baxay baaritaanka.

19-kii Bishaan ayaay Ciidammada Xoogga la waregeen Xarunta Gobalka Shabeellaha Hoose ee Marka, waxii waqtigaas ka danbeyayna waxa magaalada ka socday baaritaano lagu bar tilmaameedsanayay goobaha iyo Guryaha ay magaalada kaga dhumaaleysanayaan haraadiga Shabaabka.

Previous Post

Dhalinyaro is abaabushay oo la dagaalamaya Al-Shabaab

Next Post

Wasiir Maaliyadda oo Shir Guddoomiyay Kulanka Billaha ee Guddiga Dhaqaalaha

Next Post
Wasiir Maaliyadda oo Shir Guddoomiyay Kulanka Billaha ee Guddiga Dhaqaalaha

Wasiir Maaliyadda oo Shir Guddoomiyay Kulanka Billaha ee Guddiga Dhaqaalaha

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In