Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgal lagu diley labo burcad ah oo Kaxda laga fuliyay +Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Howlgal lagu diley labo burcad ah oo Kaxda laga fuliyay +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isgoyska Buur Cali Janaale, oo ah sohdinta kala qeybiysa degmooyinka Kaxda iyo Dharkeenley ee gobolka Banaadir, ayaa waxaa maanta howl-gal qorsheysan ka fuliyay ciidanka booliiska Soomaaliyeed, waxaana howlgalkani lagu dilay laba ruux oo ay saraakiisha ciidanku amniga sheegeen in ay ka tirsanaayeen kooxo burcad ah oo dhac u geysanayay shacaka waddadaasi isticmaala, waxey sidoo kale howlgal kaasi lagu soo qabtay  8 ruux oo  burcadaas ka tirsanaa, sida ay saraakiisha sheegeen.

Goobta howlkani laga fuliyay waxaa soo kormeeray guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir, mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed, (Tuulax) isagoo u mahadceliyay ciidamada howlgalkaasi fuliyay ee ka hortagay dhibaatada shacabka lagu haayay.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Gaashaanle sare, Qaasim Axmed Rooble oo kamid ah saraakiisha howlgal kaasi hogaaminayay ayaa warbaahinta u sheegay in ay ku guuleysteen howlgalkii maanta ay sameeyeen.

Guddoomiyaha degmada Kaxda, Maxamed Ismaaciil  Cabdullaahi,  waxa uu sheegay in shacabka iyo maamulka degmada ay dhibaata ku qabeen kooxaha burcadka ah hubeysan, isla markaana ay si weyn ugu faraxsan yihiin in kooxahaas laga takhalusay maanta.

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ( Tuulax) ayaa dhankiisa tilmaamay in maamulka gobolka Banaadir uusan u dulqaadan doonin wax kasta oo carqalad ku ah amniga Caasimadda.

Previous Post

Kuwait oo bogaadisay dadaaalada Madaxeynaha JFS ee Geeska Afrika

Next Post

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo xoojinaysa kaalinta Bulshada ee ka qayb-qaadashada Nabad-galyad

Next Post
Guddi joogteeyaa habsami u socodka arrimaha Xajka iyo adeegyada Xujeyda Soomaaliyeed oo la magacaabay

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo xoojinaysa kaalinta Bulshada ee ka qayb-qaadashada Nabad-galyad

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In