Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgal lagu soo qabtay Malleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Bariirre

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga oo  Maleeshiyada Al shabaab ka saaray Deegaanka Dhagaxyaale ee Gobolka Galgaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose , Maxamed Ibraahim Barre ayaa sheegay in howl-galkii ka dhacay degaanka Bariirre lagu soo qabtay malleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo hubkii ay wateen.

 

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha oo u warramayay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in ciidamada qalabka sida ay fashiliyeen werarro ay maleegayeen kooxda Al-Shabaab, gacantana ay kusoo dhigeen xubno ka mid ahaa argagixisada.

Howl-galka oo ay habeen ka hor ka sameeyeen ciidamadu degaanka Bariirre ee Gobolka Shabeellada Hoose, ayaa sidoo kale lagu bur-buriyay goobo ay kasoo maleegayeen qaraxyo iyo hagar-daamooyin ka dhan ah shacabka Soomaaliyeed.

Wuxuu sheegay in ay ciidamadu haatan hayaan afar xubnood oo ka mid ah Nabad-diidka, hub iyo waxyaabaha qarxa, kuwaas oo xilligaa isu diyaaraniyay in ay qaadaan weerarro ay ku waxyeelleeyaan Ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in ay caddaaladda marsiin doonaan.

Guddoomiye Maxamed Ibraahim Barre, ayaa sheegay in ay argagixisada ka xoreeyeen deegaanno badan oo ku teedsan xeebta, gaar ahaan dhulka u dhexeeya magaalooyinka Marka iyo Muqdisho iyo sidoo kale degaanno badan oo ah hareeraha laamiga.

Shacabka ku dhaqan Shabeellada Hoose ayuu ugu baaqay in ay garab istaagaan ciidamadooda iyo dowladda lana wadaagaan xogta ku saabsan ka hortagga falalka gurracan ee ay kooxaha argagixsadu ku waxyeelleynayaan Ummadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Jabuuti iyo Masar oo ka wada hadlay horumarka Soomaaliya

Next Post

Maamulka Degmada Balcad iyo Saraakiisha amniga oo ka shiray xoojinta Nabadgelyada

Next Post
Maamulka Degmada Balcad iyo Saraakiisha amniga oo ka shiray xoojinta Nabadgelyada

Maamulka Degmada Balcad iyo Saraakiisha amniga oo ka shiray xoojinta Nabadgelyada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In