Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgal qorsheysan oo laga fuliyay deegaanno hoostaga degmada Kuntuwaaray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo heegan buuxdo gelisay amniga degmooyinka Maamulkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo isugu jiray Cirka iyo Dhulka ayaa laga sameeyay ilaa iyo Afar deegaan oo hoos taga degmada Kuntuwaaray ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Howlgalka waxaa lagu xasuuqay in ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, waxaana lagu bur-buriyay Gaadiid waday Saanad Ciidan oo kala duwan iyo qoryo culus oo ah kuwa dagaalka ee duqaymaha loo isticmaalo.

Related posts

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

February 16, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

February 16, 2026

Howlgalkaan ayaa yimid kadib weerar nafla caarinimo ah oo ay saaka Khawaarijta ku qaadeen xero ciidanka ATMIS ku leeyihiin magaalada Buulamareer ee gobalka Shabeelaha Hoose.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub

Next Post

Soomaaliya oo ka qeyb gashay xuska Maalinta Afrika oo lagu qabtay Kenya “SAWIRRO”

Next Post
Soomaaliya oo ka qeyb gashay xuska Maalinta Afrika oo lagu qabtay Kenya “SAWIRRO”

Soomaaliya oo ka qeyb gashay xuska Maalinta Afrika oo lagu qabtay Kenya "SAWIRRO"

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

February 16, 2026
0

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay kulanka 17-aad ee wadajirka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

February 16, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa si rasmi ah...

Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray Tanzania

Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray Tanzania

February 16, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda...

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

February 16, 2026
0

Dowladda Turkiga ayaa waxaa shalay laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In