Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo amniga lagu xoojinayo oo laga sameeyay Cadaado

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qaban qaabada soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha oo ka socota magaalada Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hawlgalkan oo lagula dagaalamayo hubka sharci darada ah, amnigana lagu xoojinayo ayaa ciidamada Boliiska iyo nabadsugidda Dowlad Goboleedka Galmudug waxa ay maanta ka sameeyeen magaalada Cadaado, iyagoo gawaarida iyo dadwaynahaba baarayay.

Ciidamada ammaanka ayaa la arkayay iyaga oo gaafwareegaya fiyaalaha laamiga iyo xaafadaha magaalada qaarkood si hubka sharci farada ah u aruuriyaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gudoomiyaha degmada Cadaado Cadbullaahi Cabdiraxmaan Tootoole ayaa dadwaynaha ugu baaqay inay la shaqeeyaan ciidamada amniga.

“Gudiga amniga Galmudug ayaa shalay gaaray go’aano amniga quseeya, deegaanada Galmudug qaas ahaan magaalada Cadaado, sida aad maanta u jeedaana waxaa bilowday hawlgalkii sifaynta qoryaha sharci darada ah, kuwaas oo shalay aan awaamiir ka bixinay, dadwaynaha waxaan ka codsanaynaa in awaamiirtaas loo dhaga nuglaado, oo qof shacab ah uusan magaalada qori la soo galin, ciidamada Galmudug dhamaantood waan u mahadcelinayaa, hawlgalkiina waa socdaa”

Magaalada Cadaado oo hadda xarun KMG ah u ah dawlad goboleedka Galmudug ayaa ka mid ah meelaha Soomaaliya ugu amniga wanaagsan,  waxaana hawlgalkan uu ka mid yahay dadaalada amniga lagu sii xoojinayo.

Previous Post

Garoon diyaaradeed oo laga hirgeliyay degmada Bardaale

Next Post

Guddoomiye Muungaab oo dhagax dhigay waddo laami ah “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye Muungaab oo dhagax dhigay waddo laami ah “SAWIRRO”

Guddoomiye Muungaab oo dhagax dhigay waddo laami ah "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In