Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab oo ka bilaabaneysa deegaanada Koonfurgalbeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Howlgallo amni xaqiijin ah oo ciidanka gorgor ay ka sameen Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliska Koofur galbeed Soomaaliya Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan ahna Taliyaha qeybta Guud ee Ciidanka booliiska gobolka Baay ayaa sheegay in ay sii laba jibaari doonaan  howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab, isla markaana ay ka shaqeynayaan nabadeynta degaannada Koofur galbeed Soomaaliya.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay sii laba jibaarayaan dagaalka ay kula jiraan maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Waxa uu tilmaamay in ay ku dadaalayaan sidii Al-Shabaab loogu saari lahaa guud ahaan gobolada Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

Waxa uu ugu baaqay Shacabka in ay la shaqeeyaan Ciidamada booliiska isla markaana ay kala shaqeeyaan sugida amniga degaanada Koofur galbeed.

Ciidamada Maamulka Koofur galbeed iyo kuwa AMISOM ee ku sugan deganaadaasi ayaa marar badan halkaasi ka sameeyey howlgalo ay kula dagaalamaan maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Previous Post

Taliye ku xigeenkii hore ee hay’adda NISA oo la dhaawacay

Next Post

Saraakiil ka tirsan booliska oo tababbar uga furmay dugsiga Jeneraal Kaahiye

Next Post
Saraakiil ka tirsan booliska oo tababbar uga furmay dugsiga Jeneraal Kaahiye

Saraakiil ka tirsan booliska oo tababbar uga furmay dugsiga Jeneraal Kaahiye

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In