Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo lagu baacsanayo khawaarijta oo ka socda Shabeellada dhexe iyo Hiiraan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 months ago
in Wararka
0
Howlgallo lagu baacsanayo khawaarijta oo ka socda Shabeellada dhexe iyo Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa saakay hawlgal culus waxa ay ku qaadeen malleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta oo si dhuumaaleysi ah kusoo galay deegaanka Aboorreey ee gobolka Hiiraan, ayadoo ciidammadu ay gebi ahaanba ka saareen malleeshiyaadkii Khawaarijta deegaankaasi Aboorreey.

Related posts

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026

Ciidammada ayaa hadda sii baacsanaya firxadka malleeshiyaadka kooxda Khawaarijta ah ee dagaalka looga saaray aaggaasi.

Malleeshiyaadka kooxda Khawaarijta waxaa ku socda hawlgal saf ballaaran, ayadoo lagu hayo weerarro joogto ah waxaana hawlgalladii ugu dambeeyey ay ka socdaan nawaaxiga degmada Ruun-nirgood, deegaannada Guullane iyo Ceel Cali Axmed ee gobolka Shabeellada dhexe iyo deegaanno dhaca inta u dhaxeysa degmooyinka Buulo-Burte iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Dhammaan hawlgallada iyo weeraradaasi waxaa jab xooggan lagu gaarsiiyey malleeshiyaadka Khawaarijta .

Previous Post

Madaxweyne laftagareen oo la kulmay danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya

Next Post

Ciidanka xoogga oo deegaanka Aboorreey ka saaray khawaarijta

Next Post
Ciidanka xoogga oo deegaanka Aboorreey ka saaray khawaarijta

Ciidanka xoogga oo deegaanka Aboorreey ka saaray khawaarijta

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In