Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgalo UGUS Lagu Ciribtirayo Oo Ka Socda Jubooyinka Iyo Gedo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Howlgalo UGUS Lagu Ciribtirayo Oo Ka Socda Jubooyinka Iyo Gedo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalo balaaran oo looga soo horjeedo Ururka Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS ayaa ciidamada Maamulka Jubba waxay ka wadaan gobolada Gedo iyo Jubooyinka, iyadoo maamulka jubba uu sheegey in qorshaha howlgalada uu yahay in goobaha ay kaga harsan yihiin goboladaasi laga saaro Argagaxisada.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubba Suldaan C/qaadir Xaaji Maxamuud Luga-dheere oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in uu socdo abaabulka xoreynta deegaanada fara ku tiriska ee argagaxisadu ku harsanyihiin oo meel wanaagsan marayo.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in si isku mid ah abaabulkaasi uu ugu socdo guud ahaan deegaanada iyo degmooyinka hoos yimaada Maamulka Jubba dadweynaha ku dhaqan deegaanada ay ku dhuumaaleysanayaan Maleeshiyaadka Shabaab xiriir wanaagsana uu kala dhexeeyo islamarkaana ay kala shaqeynayaan maamulka sidii loo ciribtiri lahaa argagaxisada.

Ciidamada Maamulka Jubba ayaa feejignaan la galiyay, iyadoo si weyn u sugaya ammaanka kuwaa oo ka feejigan qataraha ay u maleegayaan umadda Soomaaliyeed Dhagar qabayaasha Al Shabaab, waxaana ciidamada lagu arkayaa iyagoo gaaf wareegaya xaafadaha magaalada Kismaayo.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha Oo Kismaayo Gaaray

Next Post
Wasaaradda arimaha gudaha oo hadashay dagaalada Galgaduud

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha Oo Kismaayo Gaaray

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In