Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlo lagu dayactirayo waddooyinka burbursan oo ka billowday magaalada Baydhaboo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay horumarinta Baydhabo oo lagu qabtay isla magaaladaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Baay ayaa gudaha magaalada ka bilaabay howlo lagu dayactirayo wadooyinka muhiimka ah ee burbursan ee dhex mara magaalada Baydhabo

Wadooyinka uu dhismaha ka socdo ayaa ah kuwo aan helin wax dayactir ah tan iyo intii ay burburtay dowaladii hore ee Soomaaliya, waxaana ka mid ah wadada weyn ee dhaxmarta  magaalada Baydhabo, waxaana ay wadadaasi ahayd wado aad u burbursan isla markaasina ay ka wareegan jireen inta badan gaadiidka isticmaala wadooyinka magaalada.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Mudane C/laahi Cali Watiin ayaa shacabka magaalada Baydhabo uga mahadceliyey sida ay uga go’antahay dib usoocelinta bilicda Wadooyinka Baydhabo. Xili uu kor meerayey wadada dheer halbowlaha u ah marinka dadka iyo Gaadiidka.

Guddoomiyaha Goboka Baay Mudane C/rashiid C/laahi Maxamed ayaa sheegay in howlahani dayactirka ah ay ugu talo galeen in ay soo celiyaan isticmaalka qaar katirsan wadooyinka muhiimka u ah isu socodka dadka iyo gaadiidka si ay usoo laabato buu yiri bilicda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dhaqaalaha ku baxayo howlahani lagu dayactirayo qaar ka tirsan wadooyinka magaalada Baydhabo ay iska kaashanayaan maamulka  degmada Baydhabo  iyo qeybaha bulshada ku dhaqan magaalada, waxaana uu sheegay in ay howlahani sii socon doonaan ilaa inta ay ka dayactirayaan guud ahaanba wadooyinka burbursan ee magaalada Baydhabo

Shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo gaar ahaan gaadiidleyda ka dhex shaqeysa gudaha magaalada ayaa si weyn usoo dhaweeyay tallaabada uu maamulku ku dayactirayo wadooyinka burbursan ee dhex mara magaalada Baydhabo

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Cadaado

Next Post

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka warbixiyay socdaal shaqo ay ku tageen Qoryooleey

Next Post
Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka warbixiyay socdaal shaqo ay ku tageen Qoryooleey

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka warbixiyay socdaal shaqo ay ku tageen Qoryooleey

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In