Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlwadeenno ka tirsan Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir oo loo soo xiray tababar “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Howlwadeenno ka tirsan Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir oo loo soo xiray tababar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku simaha Agaasimaha guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ahna Agaasimaha Waaxda Hormarinta Tayada Waxbarashada Mudane Axmed Cabdiqaadir Xoosh ayaa maanta soo xiray tababar socday muddo 4-maalin ah, oo ay qaateen howlwadeennada Agaasinka, kaas oo ku saabsanaa Xaqiijinta Tayada Waxbarashada.

Tababarkaan oo lagu xoojinayay sare u qaadidda Tayada Waxbarashada Dugsiyada iyo Goobaha Waxbarashada ee ku yaala Gobalka Banaadir ayaa waxaa maal geliyay Midowga Yurub, iyada oo ay fulinaysay Hay’adda Adan Smith International.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Gabagabadii xiritaanka tababarka, ku-simaha Agaasimaha guud Mudane Xoosh ayaa farey howlwadeennada Agaasinka ee ka soo qeyb galay tababarkaan fulinta iyo dhaqan gelinta cilmiga ay ka faa’iideysteen tababarka, si loo tayeeyo adeegyada Waxbarashada ee uu Agaasinku u hayo Bulshada Gobalka Banaadir.

Previous Post

Hantidowraha Guud ee Qaranka oo hay’adaha Dowladda ka dalbaday inay soo diiiwangwliyan heshiisyada Dhulalka iyo Guryaha

Next Post

Wasaaradda Haweenka oo Magaalada Muqdisho ka Wadda ololaha wacyigelinta Cudurka COVID-19 ” SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Haweenka oo Magaalada Muqdisho ka Wadda ololaha wacyigelinta Cudurka COVID-19 ” SAWIRRO”

Wasaaradda Haweenka oo Magaalada Muqdisho ka Wadda ololaha wacyigelinta Cudurka COVID-19 " SAWIRRO"

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In