Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRADA-Howlwadeeno Caafimaad Oo Tababar Muqdisho Loogu Soo Xiray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRADA-Howlwadeeno Caafimaad Oo Tababar Muqdisho Loogu Soo Xiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkani oo loo qabtay dhalinyaro kalkaaliyaaal caafimaad ah ayaa laga soo kala xulay MCH-yada degmooyinka gobolka Banaadir iyo qaar ka tirsan gobolada dalka, iyadoo tirade howlwadeenada caafimaadka ka faa’ideystay ay ahaayeen 150 kalkaaliye, waxaana soo qabanqaabiyay tababarkaasi Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee SOS.

Dhalinyarada maanta loo soo xiray tababarka ayaa intii uu socday waxay ku baranayeen faa’iidooyinka dhalaanka uu u leeyahay naasnuujinta iyo xanaaneynta hooyada uurka leh.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Agaasimaha tababarada isbitaalka SOS  C/llaahi Cismaan  oo ka mid ahaa mas’uuliyiintii hadalka ka jeediyay goobta ayaa ka sheekeeyay faa’idooyinka tababarkani uu lahaa.

Madaxa ugu sareeya isbitaalka SOS Maxamed Dhaqane oo dhalinyarada tababarkani u soo xirey ayaa ku booriyey iney uga faa’ideeyaan xirfadi ay qaateen Dadka Soomaaliyeed.

Intii ay socotay xaflada tababarka loogu soo xirayey dhalinyaradani kalkaaliyeyaasha caafimaadka ahaa ayaa waxey goobta ku soo bandhigeen ruwaayado ka turjumayay waxyaabihii ay ku barteen intii tababarkani uu u socdey oo ay ka mid ahaayen nafaqeynta caruurta iyo hooyada uurka leh.

vlcsnap-2015-07-23-21h14m28s243 vlcsnap-2015-07-23-21h14m37s103 vlcsnap-2015-07-23-21h14m48s204 vlcsnap-2015-07-23-21h15m05s138 vlcsnap-2015-07-23-21h15m32s147 vlcsnap-2015-07-23-21h15m47s42 vlcsnap-2015-07-23-21h16m04s188 vlcsnap-2015-07-23-21h16m36s6

Previous Post

Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

DAAWOS AWIRADA-Taliyaha Booliska oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Magaalada London,

Next Post
DAAWOS AWIRADA-Taliyaha Booliska oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Magaalada London,

DAAWOS AWIRADA-Taliyaha Booliska oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Magaalada London,

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In