Saturday, August 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hub iyo Gaadiid Dagaal oo lagu wareejiyay Galmudug “SAWIRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Hub iyo Gaadiid Dagaal oo lagu wareejiyay Galmudug “SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Dowlad Gobaleedka Galmuudg ayaa waxa ay kormeer ku tageen deegaanno hoostaga dagmooyinka xarardheere iyo Hobyo ee Gobalka Mudug halkaasi oo dhawaan uu dagaal ku dhaxmaray dad xoolo dhaqataa iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab

Wafdiga uu hogaaminayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Galmudug Nuur Ibraahin Cismaan oo ay kamid ahaayeen Xidhibaanno iyo saraakiil ciidan ayaa markii ay gaareen deegaanadii Shabaabka iyo dadka deegaanku ay ku dagaalameen ee u dhaxeeyay degmooyinka Hobyo iyo Xarardheere, waxa ay warbixinno ku aadan xaaladda xiligan ay ku suganyihiin iyo dhibaatooyinkii ay u geysteen kooxda UGUS ka dhageeysteen Qaar ka mid ah dadkaasi, kuwaasoo sheegay in ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ugeysteen falal isugu jira dhac iyo dil, iyagoo sidoo kalena sheegay in ceelashii ay xooluha iyo dadku ka cabi jireen ay ka xabaaleen deegaanada Qaarkood

Related posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

August 8, 2026

Nuur Sanwayne Wasiiru Dowlaha Amniga Galmudug oo lahadlay Ciidamdii aagga hore ay ugu tageen iyo maleeshiyaadkii xoola dhaqatadaa ahaa ee la dagaalamay maleeshiyaadkii Al-shabaab ee ku soo duulay ayaa umuujiyay balan qaadyo ku aadan in la qalabeeynayo ay noqon doonaan Ciidama Galmudug Ah

Xildhibaan Xasan Cali Dhuuxe oo isna ka mida ahaa wafdigii uu hogaaminayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Dowlad Galmudug oo la hadlay maleeshiyaadkii xoola dhaqatadaa ahaa ee la dagaallamay maleeshiyaadkii Al-Shabaab ee ku soo duulay ayaa u sheegay in maamulkooda ay ka helayaan xuquuqda ay ku leeyihiin

Xubnaha Wasaaradda Amniga Galmudug ka socday ayaa kormeerka kadib tira gaadiid ah iyo ciidama kala wareegay Maxamed Cismaan Garfaaje oo horjooga u’ahaa gadiid iyo ciidamo qabaa’il horayna uga mid ahaan jiray kooxihii burcad badeed Soomaalida ee fadriisimaha ku lahaa xeebaha Gobalka Mudug

Wasiirka ayaa kamahd celiayay hubka ay kala wareegeen Garfaaje wuxuuna sheegay in Hubkaan iyo ciidamda ay galeen gacan masuuliyadeed.

Maxamed Garfaaje oo halad ka jeediyay goobta hubka uu mas’uuliyiinta kula wareejinaayay ayaa sheegay in uu diyaar uyahay ka shaqaynta amniga isagoona si rasmi ah ugu wareejiyay furayaashii in kabadan 10 Gaari oo kuwa dagaalka ah iyo ciidamo gaaraya ilaa 300 oo kuwaasii oo ahaa maleeshiya beeleedkii horay usaarnaa Gadiidka maanta la wareejiyay

Deegaanda Lagu Dagaalmay ayaa kala ahaa gabdhaale bilsan iyo faax kuwaasi oo gabi ahaan dadkii dagaanaa ay ka barakaceen kadib markii la gubay guryihii ay ku noolaayeen sidoo kalana maleeshiyada Alshabaab ay ka duugeen ceelashii ay cabi jireen waa markii ugu horeysay oo masuuliyiin galmudug ah ay tagaan deegaanadasi

vlcsnap-2016-01-18-14h45m24s245 vlcsnap-2016-01-18-14h45m36s137 vlcsnap-2016-01-18-14h45m44s206 vlcsnap-2016-01-18-14h45m50s25 vlcsnap-2016-01-18-14h46m16s25 vlcsnap-2016-01-18-14h46m23s97   vlcsnap-2016-01-18-14h46m52s135 vlcsnap-2016-01-18-14h47m04s240 vlcsnap-2016-01-18-14h47m12s84 vlcsnap-2016-01-18-14h47m20s154 vlcsnap-2016-01-18-14h47m28s238 vlcsnap-2016-01-18-14h47m38s64 vlcsnap-2016-01-18-14h47m57s20 vlcsnap-2016-01-18-14h48m29s77 vlcsnap-2016-01-18-14h48m58s103 vlcsnap-2016-01-18-14h49m04s175 vlcsnap-2016-01-18-14h49m15s28

Waxaa Qoray Wariye C/risaaq Maxamed Axmed Galkacyo

Previous Post

Agaasimihii Radio Muqdisho oo xilka ku wareejiyay Agaasimaha cusub “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka cusub ee gobolka Shabeelaha hoose oo xilka la wareegay

Next Post
Maamulka cusub ee gobolka Shabeelaha hoose oo xilka la wareegay

Maamulka cusub ee gobolka Shabeelaha hoose oo xilka la wareegay

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shahaadada musharraxnimada guddoonsiiyay qaar ka mid ah musharraxiinta

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa ku yaalla Xarunta Guddoonka...

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

Dalka Rwanda oo lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Magaalada Kigali ee dalka Rwanda ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, iyadoo Soomaaliya ay si muuqata...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo tababar dalka Turkiga ugu soo xidhay Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Khaalid) iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Jamhuuriyadda Turkiga,...

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay Sagaal dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In